{"id":468564,"date":"2022-01-12T16:09:01","date_gmt":"2022-01-12T16:09:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=468564"},"modified":"2022-01-12T16:10:22","modified_gmt":"2022-01-12T16:10:22","slug":"hantidhowrka-guud-oo-ka-digay-in-aan-loo-marin-hannaan-aan-sharciga-waafaqsaneyn-hantida-heyaddah-dowladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hantidhowrka-guud-oo-ka-digay-in-aan-loo-marin-hannaan-aan-sharciga-waafaqsaneyn-hantida-heyaddah-dowladda\/","title":{"rendered":"hantidhowrka guud oo ka digay in aan loo marin hannaan aan sharciga waafaqsaneyn hantida hey&#8217;addah dowladda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa bilaabay hubin iyo dabagal ku sabsan sida loo maareyo xiliga kala guurka hantidad hey&#8217;addah dowladda.<\/p>\n<p>Warbixin kasoo baxday xafiiska hantidhowrka ayaa lagu yiri&#8221;Xafiisku waxaa uu jawaabta ku habboon ka bixiyay sidoo kalena ku wargeliyay hey\u2019addaha ay khuseyso in la hakiyo bixinta ruqsadaha kalluumaysi ee maraakiibta shisheeye iyo qandaraaska hubinta tayada badeecadaha oo aan loo maareyn hannaan sharciga waafaqsan.&#8221;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-468566\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/FB_IMG_1642000618711-212x300.jpg\" alt=\"\" width=\"212\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/FB_IMG_1642000618711-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/FB_IMG_1642000618711-296x420.jpg 296w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/FB_IMG_1642000618711.jpg 677w\" sizes=\"auto, (max-width: 212px) 100vw, 212px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa bilaabay hubin iyo dabagal ku sabsan sida loo maareyo xiliga kala guurka hantidad hey&#8217;addah dowladda. Warbixin kasoo baxday xafiiska hantidhowrka ayaa lagu yiri&#8221;Xafiisku waxaa uu jawaabta ku habboon ka bixiyay sidoo kalena ku wargeliyay hey\u2019addaha ay khuseyso in la hakiyo bixinta ruqsadaha kalluumaysi ee maraakiibta shisheeye iyo qandaraaska hubinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":468565,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-468564","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468564","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=468564"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468564\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":468568,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468564\/revisions\/468568"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/468565"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=468564"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=468564"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=468564"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}