{"id":468479,"date":"2022-01-10T19:31:22","date_gmt":"2022-01-10T19:31:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=468479"},"modified":"2022-01-10T19:31:22","modified_gmt":"2022-01-10T19:31:22","slug":"marocco-iyo-guinea-oo-guulo-ka-gaaray-tartanka-kubadda-cagta-ee-qaaradda-africa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/marocco-iyo-guinea-oo-guulo-ka-gaaray-tartanka-kubadda-cagta-ee-qaaradda-africa\/","title":{"rendered":"Marocco iyo Guinea\u00a0 oo guulo ka gaaray tartanka kubadda cagta ee qaaradda Africa"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Marocco iyo Guinea\u00a0 oo guulo ka gaaray tartanka kubadda acagta ee qaaradda Afrika.Xulka qaranka ee Morocco ayaa caawa guul ka gaaray dhiggisa\u00a0 Ghana kadib marki ay ku kulmeen tartanka kubadda cagta ee qaaradda Afrika ee ka socda dalka Cameron.<\/p>\n<p>Gool uu dhaliayay weeraryahanka lagu magacaabo Sofiane Boufal daqiiqadii 82-aad ayaa u suura gelisay ciyaariyahanada xulka Morocoo inay dhadhamiyaan guushoodi ugu horeysay tartanka sanadkan.<\/p>\n<p>Dhanka kale, xulka Guinea ayaa 1-0 uga badiyay xulka Malawi, ciyaar iyaduna caawa dhacday.<br \/>\nWaxaa isha lagu wada haaya ciyaarta dhax mari doonta\u00a0 xulalkla Comoros iyo Gabon oo dhawaan billaaban doonta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Marocco iyo Guinea\u00a0 oo guulo ka gaaray tartanka kubadda acagta ee qaaradda Afrika.Xulka qaranka ee Morocco ayaa caawa guul ka gaaray dhiggisa\u00a0 Ghana kadib marki ay ku kulmeen tartanka kubadda cagta ee qaaradda Afrika ee ka socda dalka Cameron. Gool uu dhaliayay weeraryahanka lagu magacaabo Sofiane Boufal daqiiqadii 82-aad ayaa u suura gelisay ciyaariyahanada xulka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":468480,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-468479","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468479","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=468479"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468479\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":468481,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468479\/revisions\/468481"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/468480"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=468479"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=468479"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=468479"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}