{"id":468397,"date":"2022-01-10T16:36:43","date_gmt":"2022-01-10T16:36:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=468397"},"modified":"2022-01-10T16:36:43","modified_gmt":"2022-01-10T16:36:43","slug":"senegal-oo-si-dirqi-ah-uga-badisay-zimbabwe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/senegal-oo-si-dirqi-ah-uga-badisay-zimbabwe\/","title":{"rendered":"Senegal oo si dirqi ah uga badisay Zimbabwe"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xulka qaranka Senegal ayaa galabta si dirqi ah uga badiyay dhigiisa Zimbabwe kadib marki ay isaga hor imaadeen tartanka koobka kubadda cagta ee qaaradda Afrika.<\/p>\n<p>Laacibka Sadio Mane ayaa xulkiisa Senegal u dhaliyay gool ku laad ay heleen daqiiqaddii ugu danbeysay ee ciyaarta,waxeyna Senegal heshay\u00a0 3-dii dhibcood ee ugu horeysay group-kooda.<br \/>\nLabadal xul ayaa soo badnhigay\u00a0 ciyaar isku dhaw taas oo keentay in lakala dhalin waayo goolal badan.<\/p>\n<p>Kulamada kale, ee caawa la ciyaari doono tartanka kubadda cagta ee qaaradda afrika waxaa ka mid ah Guinea vs Malawi,\u00a0 Morocco vs Ghana iyo Comoros vs Gabon.<br \/>\nTartanka koobka kubadda cagta ee qaaradda Afrika ayaa shalay ka billaawday dalka Cameron, waxaana la filaya in lasoo gabagabeeyo 9 February.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xulka qaranka Senegal ayaa galabta si dirqi ah uga badiyay dhigiisa Zimbabwe kadib marki ay isaga hor imaadeen tartanka koobka kubadda cagta ee qaaradda Afrika. Laacibka Sadio Mane ayaa xulkiisa Senegal u dhaliyay gool ku laad ay heleen daqiiqaddii ugu danbeysay ee ciyaarta,waxeyna Senegal heshay\u00a0 3-dii dhibcood ee ugu horeysay group-kooda. Labadal xul ayaa soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":468398,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-468397","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468397","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=468397"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468397\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":468399,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468397\/revisions\/468399"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/468398"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=468397"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=468397"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=468397"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}