{"id":468329,"date":"2022-01-10T04:24:02","date_gmt":"2022-01-10T04:24:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=468329"},"modified":"2022-01-10T04:24:02","modified_gmt":"2022-01-10T04:24:02","slug":"ciidamada-xoogga-dalka-oo-howlgal-ku-dilay-25-maleeshiyo-iyo-horjoogayaal-ka-tirsan-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-howlgal-ku-dilay-25-maleeshiyo-iyo-horjoogayaal-ka-tirsan-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Ciidamada xoogga dalka oo howlgal ku dilay 25-maleeshiyo iyo horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho.(SONNA):<\/strong>&#8211; Ciidamada kumaandooska xoogga dalka ee Gor Gor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano hoostaga Bariire ayaa ku dilay ku dhawaad 25-maleeshiyo iyo horjoogayaal ka tirsan nabad-diidka Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Ciidamada oo si gaar ah howlgalka kaga fuliyay inta u dhexeeysa deegaanada Tawakal iyo Bariire, ayaa dagaal kooban oo halkaas ka dhacay waxay jab xooggan ku gaarsiiyeen argagixisada.<\/p>\n<p>Taliyaha ururka 4-aad Guutada 17-aad ee kumaandooska Gor Gor Dhamme Nageeye ayaa warbaahinta Dowladda u sheegay in ay argagixisada gaarsiiyeen khasaare xooggaan islamarkaasna ay ka dileen 25-maleeshiyaad iyo dhaawac intaasi ka badan.<\/p>\n<p>Howlgalka ayaa ka dambeeyay, ka dib markii ay ciidamada ka war heleen in tiro maleeshiyo ah isku uruursanayaan deegaanada weerarka lagu qaaday si ay dhagar ugu maleegaan shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):&#8211; Ciidamada kumaandooska xoogga dalka ee Gor Gor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano hoostaga Bariire ayaa ku dilay ku dhawaad 25-maleeshiyo iyo horjoogayaal ka tirsan nabad-diidka Al-Shabaab. Ciidamada oo si gaar ah howlgalka kaga fuliyay inta u dhexeeysa deegaanada Tawakal iyo Bariire, ayaa dagaal kooban oo halkaas ka dhacay waxay jab xooggan ku gaarsiiyeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":468330,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-468329","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468329","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=468329"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468329\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":468331,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468329\/revisions\/468331"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/468330"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=468329"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=468329"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=468329"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}