{"id":468140,"date":"2022-01-08T14:12:40","date_gmt":"2022-01-08T14:12:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=468140"},"modified":"2022-01-08T14:47:20","modified_gmt":"2022-01-08T14:47:20","slug":"wasiirka-gashaandhigga-oo-kulan-la-qaatay-gen-tadesse-amelo-sieso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-gashaandhigga-oo-kulan-la-qaatay-gen-tadesse-amelo-sieso\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gashaandhigga oo kulan la qaatay Gen. Tadesse Amelo Sieso"},"content":{"rendered":"<p><strong>SONNA<\/strong> (<strong>MUQDISHO<\/strong>)- Wasiirka Gashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo kulan la qaatay Gen. Tadesse Amelo Sieso ayaa yiri &#8220;Waxaan maanta kulan miro dhal ah la yeeshey wafdi uu hoggaaminaayo u-qeybsanaha Ciidamada Safaaradda Itoobiya ee Soomaaliya Gen. Tadesse Amelo Sieso. Waxaanna kawada hadalnay xaaladda guud ee labada dal, howlgallada AMISOM oo ay Itoobiya qeyb katahay, Qorshaha Kala-guurka Qaranka (STP), iyo mustaqbalka amniga Gobolka Geeska Afrika. Waxaan uga mahadceliyey dadaalada ay ku bixinayaan ladirirka Aragagixisada iyo nabadeynta guud. Ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SONNA (MUQDISHO)- Wasiirka Gashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo kulan la qaatay Gen. Tadesse Amelo Sieso ayaa yiri &#8220;Waxaan maanta kulan miro dhal ah la yeeshey wafdi uu hoggaaminaayo u-qeybsanaha Ciidamada Safaaradda Itoobiya ee Soomaaliya Gen. Tadesse Amelo Sieso. Waxaanna kawada hadalnay xaaladda guud ee labada dal, howlgallada AMISOM oo ay Itoobiya qeyb katahay, Qorshaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":34,"featured_media":468141,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-468140","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468140","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/34"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=468140"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468140\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":468158,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468140\/revisions\/468158"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/468141"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=468140"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=468140"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=468140"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}