{"id":468122,"date":"2022-01-08T09:09:13","date_gmt":"2022-01-08T09:09:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=468122"},"modified":"2022-01-08T09:29:46","modified_gmt":"2022-01-08T09:29:46","slug":"shirka-wadatashiga-qaran-oo-maalintiis-shanad-galay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-wadatashiga-qaran-oo-maalintiis-shanad-galay\/","title":{"rendered":"Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Maalintii 5aad galay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho&#8230;(SONNA)&#8230;Madaxda golaha wadatashiga Qaran ayaa maanta oo sabti ah sii amba-qaaday kulankoodii ay diirada ku saarayeen arrimaha doorashooyinka iyo amniga.<\/p>\n<p>Madaxda ayaa waxa ay\u00a0 maanta falanqeyn iyo wadatashi ka leeyihiin cabashooyinkii la xiriira hufnaan iyo daahfurnaan la&#8217;aanta doorashada oo ay soo gudbiyeen Midowga murashaxiinta, Bulshada Rayidka iyo Saaxiibada beesha Caalamka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa balan qaaday in dalka ka qabsoomeyso doorasho daaf-furan oo lagu kalsoon yahay iyo xaqiijinta qoondada haweenka ee golaha shacabka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho&#8230;(SONNA)&#8230;Madaxda golaha wadatashiga Qaran ayaa maanta oo sabti ah sii amba-qaaday kulankoodii ay diirada ku saarayeen arrimaha doorashooyinka iyo amniga. Madaxda ayaa waxa ay\u00a0 maanta falanqeyn iyo wadatashi ka leeyihiin cabashooyinkii la xiriira hufnaan iyo daahfurnaan la&#8217;aanta doorashada oo ay soo gudbiyeen Midowga murashaxiinta, Bulshada Rayidka iyo Saaxiibada beesha Caalamka ee Soomaaliya. Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":468123,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-468122","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468122","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=468122"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468122\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":468129,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468122\/revisions\/468129"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/468123"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=468122"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=468122"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=468122"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}