{"id":468112,"date":"2022-01-08T08:39:19","date_gmt":"2022-01-08T08:39:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=468112"},"modified":"2022-01-08T08:49:10","modified_gmt":"2022-01-08T08:49:10","slug":"ciidamada-ammaanka-jubbaland-oo-howlgallo-ka-sameeyay-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-ammaanka-jubbaland-oo-howlgallo-ka-sameeyay-kismaayo\/","title":{"rendered":"Ciidamada Ammaanka Jubbaland oo howlgallo ka sameeyay Kismaayo"},"content":{"rendered":"<div class=\"td_block_wrap tdb_single_content tdi_181 td-pb-border-top td_block_template_1 td-post-content tagdiv-type\" data-td-block-uid=\"tdi_181\">\n<div class=\"tdb-block-inner td-fix-index\">\n<p>Muqdisho..(SONNA)&#8230;Ciidamada Ammaanka Jubbaland ayaa Hawlgallo ka sameeyay Xaafadaha kala duwan oo ka tirsan magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Sida lagu sheegay War kasoo baxay Wasaaradda Amniga, Ciidamada ayaa howlgalladan ku xaqiijinayay amniga, kaasi oo laga sameeyay xaafadaha magaalada Kismaayo, iyagoo baaritaan xooggan ku saarayay guryaha iyo gaadiidka dadweynaha.<\/p>\n<p>Sida ay shegeen Sarakiisha Ammaanka Howlgaladan ayaa sii socon doona si looga hortago khataraha argagixisada Al-Shabaab iyo waxkasta oo amniga lid ku ah.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"wpb_wrapper td_block_wrap td_block_wrap tdb_single_current_post tdi_183 td-pb-border-top td_block_template_1\">\n<div class=\"td-fix-index\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho..(SONNA)&#8230;Ciidamada Ammaanka Jubbaland ayaa Hawlgallo ka sameeyay Xaafadaha kala duwan oo ka tirsan magaalada Kismaayo. Sida lagu sheegay War kasoo baxay Wasaaradda Amniga, Ciidamada ayaa howlgalladan ku xaqiijinayay amniga, kaasi oo laga sameeyay xaafadaha magaalada Kismaayo, iyagoo baaritaan xooggan ku saarayay guryaha iyo gaadiidka dadweynaha. Sida ay shegeen Sarakiisha Ammaanka Howlgaladan ayaa sii socon doona [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":468113,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-468112","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468112","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=468112"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468112\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":468119,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468112\/revisions\/468119"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/468113"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=468112"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=468112"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=468112"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}