{"id":468073,"date":"2022-01-07T08:18:36","date_gmt":"2022-01-07T08:18:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=468073"},"modified":"2023-01-07T09:18:39","modified_gmt":"2023-01-07T09:18:39","slug":"tiro-al-shababab-ah-oo-saaka-lagu-dilay-deegaanka-baxdo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/tiro-al-shababab-ah-oo-saaka-lagu-dilay-deegaanka-baxdo\/","title":{"rendered":"Tiro Al-Shababab ah oo saaka lagu dilay \u00a0deegaanka Baxdo"},"content":{"rendered":"<p>ciidamada amaanka maamulka Galmudug ayaa iska caabiyay weerar ay kooxda Al-Shabaab ku soo qaadeen deegaanka Baxdo, halkaasi oo ay ku dileen 20 ka tirsan maleeshiyaatkaasi.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan laamaha ammaanka ayaa Warbaahinta Dowladda u xaqiijiyay in barqanimadii maanta Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen dad shacab ah oo ku sugnaa Bariga Gobolka Galgaduud, taasi oo keentay in Al-Shabaab iyo dadka ku dhaqan magaalada Baxdo oo garab ka helaya kuwa maamulka Galmudug ay dagaal culus ku qaadeen.<\/p>\n<p>Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdulraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa u hambalyeeyay ugana mahadceliyey shacabka iyo maamulka degmada bahdoo sida geesinimada leh ee ay u difaacdeen magaaladooda, ugana adkaadeen cadowga.<\/p>\n<p>\u201cMaanta, dadka magaalada Bahdo waxay tusaale weyn u noqdeen shacabka Soomaaliyeed iyagoo difaacaya magaaladooda, waxaan u baahanahay inaan taageero buuxda siino\u201d ayuu yiri wasiir ku xigeenka Al-Cadaala.<\/p>\n<p>Baxdo ayaa ku taalla Bariga Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>ciidamada amaanka maamulka Galmudug ayaa iska caabiyay weerar ay kooxda Al-Shabaab ku soo qaadeen deegaanka Baxdo, halkaasi oo ay ku dileen 20 ka tirsan maleeshiyaatkaasi. Saraakiil ka tirsan laamaha ammaanka ayaa Warbaahinta Dowladda u xaqiijiyay in barqanimadii maanta Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen dad shacab ah oo ku sugnaa Bariga Gobolka Galgaduud, taasi oo keentay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":468074,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-468073","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468073","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=468073"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468073\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":468082,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468073\/revisions\/468082"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/468074"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=468073"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=468073"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=468073"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}