{"id":468051,"date":"2022-01-07T05:41:59","date_gmt":"2022-01-07T05:41:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=468051"},"modified":"2023-01-07T09:18:39","modified_gmt":"2023-01-07T09:18:39","slug":"mareykanka-oo-ergey-cusub-u-soo-magacaabay-geeska-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/mareykanka-oo-ergey-cusub-u-soo-magacaabay-geeska-afrika\/","title":{"rendered":"\u00a0Mareykanka oo ergey cusub u soo magacaabay Geeska Afrika"},"content":{"rendered":"<p>David Satterfield, oo ah safiirka Maraykanka ee Turkiga ee xilka ka sii degaya, ayaa la filayaa in maaalmaha soo socda uu la wareego xilka wakiilka Geeska Afrika, sida lagu sheegay\u00a0 bayaan ka soo baxay xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken.<\/p>\n<p>Ergeygaasi cusub waa \u00a0ruug-caddaa ka tirsan waaxda arrimaha dibadda ee Maraykanka,wuxuuna heystaa khibrad afartan sano ah ,isagoo hadda ah safiirka Maraykanka ee Turkiga.<\/p>\n<p>Ergeygii hore hore \u00a0ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika Jeffrey Feltman ayaa xilka ka tagaya maalmaha soo socda, ka dib sanad dalal ka mid ah Geeska Afrika,sida Itoobiua iyo Suudaan ay ka dhaceen dagallo iyo khalalaso siyaasadeed oo geystay dhimasho iyo barakac.<\/p>\n<p>Dibolomaasigaasi ayaa xilka ka dagaya ka dib markii maalinimadii shalay uu la kulmay Diblumaasiga Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, sida ay sheegtay Wasaaradda Arrimaha Dibadda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>David Satterfield, oo ah safiirka Maraykanka ee Turkiga ee xilka ka sii degaya, ayaa la filayaa in maaalmaha soo socda uu la wareego xilka wakiilka Geeska Afrika, sida lagu sheegay\u00a0 bayaan ka soo baxay xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken. Ergeygaasi cusub waa \u00a0ruug-caddaa ka tirsan waaxda arrimaha dibadda ee Maraykanka,wuxuuna heystaa khibrad afartan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":468053,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-468051","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468051","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=468051"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468051\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":468052,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468051\/revisions\/468052"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/468053"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=468051"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=468051"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=468051"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}