{"id":468039,"date":"2022-01-06T15:59:54","date_gmt":"2022-01-06T15:59:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=468039"},"modified":"2022-01-06T15:59:54","modified_gmt":"2022-01-06T15:59:54","slug":"ciidanka-xoogga-oo-howlgallo-ka-sameeyey-inta-u-dhaxeysa-degmooyinka-jowhar-iyo-balcad-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-howlgallo-ka-sameeyey-inta-u-dhaxeysa-degmooyinka-jowhar-iyo-balcad-sawirro\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka sameeyey inta u dhaxeysa degmooyinka Jowhar iyo Balcad &#8220;Sawirro&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Hawlgalkaan oo Ciidanka xoogga dalka , gaar ahaan guutada seddexaad ee qaybta 27aad ee xoogga dalka ay ka sameeyeen\u00a0 inta u dhaxeyso Degmooyinka Jowhar iyo Balcad, ayaa waxaa hoggaaminayay Taliyaha hawlgalinta guutada sedexaad ahna ku simaha Taliyaha guutada Gashaanle Ismaaciil Kuulow Xasan {TUURE}.<\/p>\n<p>Hawlgalkaan ayaa kooxda Argagixisada Al-Shabaab looga sifeeyay deegaanno hoostaga degmooyinka Balcad iyo Jowhar ee Gobalka\u00a0 Shabeelaha Dhexe. waxaa ka mid ah tuulooyinka laga saaray Golaley Daa\u2019uud, Cadayga , Moorajiido ,jedda saarsaare\u00a0 Gumareey iyo waddada isku xirta\u00a0 Jowhar iyo Balcad oo ay ka sifeeyeen walxaha qarxa oo ay horay ugu aaseeyn Kooxda argagixisada.<\/p>\n<p>Taliyaha hawlgelinta Ismaaciil Kuuloow Tuure oo ka warbixiyay ujeedka hawlgalka ay sameeyeen ayaa sheegay in uu yahay mid lagula dagaalamayo argagixisada, maadaama shacabka deegaannadaan ay dhibaatooyin kala duwan ku hayeeyn.<\/p>\n<p>\u201cIllaa laga cirib tiro argagixisada wuu soconn\u00a0 doonaa dadka ku nool deegaanadaan ayaa cabashooyin fara badan naga soo gaareen, waana u soo gurmanay si aan argagixisada, uga xoreeyno firxad koodi, ayaan daba soconaa meesheey galaan ayaan uga dabategidoonaa, waxaan u sheegeeynaa gaadiidki, isticmaali jiray wadda,u dhexeeysa Jowhar,iyo Balcad in la marikoro wixii hadda ka danbeeya\u201d.ayuu yiri Taliye Ismaaciil.<\/p>\n<p>Dhanka kale Taliyuhu wuxuu kormeer ku tegay Taliska ururka 19 ee Guutda Sedexaad ee fadhigiisu yahay Qalimow, wuxuuna kula dardaarmay in ay gutaan wajibaadka, kana foogaadaan waxkastoo dhaawacaya Qarannimada.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-495529\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/WhatsApp-Image-2022-01-06-at-17.31.39.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-495530\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/WhatsApp-Image-2022-01-06-at-17.31.38-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-495533\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/WhatsApp-Image-2022-01-06-at-17.31.36.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-495534\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/WhatsApp-Image-2022-01-06-at-17.31.35.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-495536\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/WhatsApp-Image-2022-01-06-at-17.31.34-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-495537\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/WhatsApp-Image-2022-01-06-at-17.31.32-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-495538\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/WhatsApp-Image-2022-01-06-at-17.31.31-3.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-495539\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/WhatsApp-Image-2022-01-06-at-17.31.31-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-495540\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/WhatsApp-Image-2022-01-06-at-17.31.30-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Hawlgalkaan oo Ciidanka xoogga dalka , gaar ahaan guutada seddexaad ee qaybta 27aad ee xoogga dalka ay ka sameeyeen\u00a0 inta u dhaxeyso Degmooyinka Jowhar iyo Balcad, ayaa waxaa hoggaaminayay Taliyaha hawlgalinta guutada sedexaad ahna ku simaha Taliyaha guutada Gashaanle Ismaaciil Kuulow Xasan {TUURE}. Hawlgalkaan ayaa kooxda Argagixisada Al-Shabaab looga sifeeyay deegaanno hoostaga degmooyinka Balcad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":468040,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-468039","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468039","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=468039"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468039\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":468041,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468039\/revisions\/468041"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/468040"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=468039"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=468039"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=468039"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}