{"id":466132,"date":"2022-01-06T11:37:43","date_gmt":"2022-01-06T11:37:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=466132"},"modified":"2022-01-06T11:38:40","modified_gmt":"2022-01-06T11:38:40","slug":"ciidanka-xoogga-oo-dilay-shan-ka-mid-ah-horjoogayaasha-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-dilay-shan-ka-mid-ah-horjoogayaasha-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga dalka oo dilay shan ka mid ah horjoogayaasha Al-shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ururka 4-aad guutada 16-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab XDS ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Gamboole ee Gobolka Shabeellada dhexe.<\/p>\n<p>Howlgalkan ayaa waxaa lagu dilay 5 horjooge iyo xubno badan oo ka tirsanaa malleeshiyada Al-Shabaab, sida uu xaqiijiyey Taliyaha guutada 16-aad Kumandooska Danab Gashaanle dhexe, Axmed Cabdilaahi Nuur Beeryare.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa intaa ku daran in uu howlaglkani yahay mid lagu ciribtirayo haraadiga malleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ururka 4-aad guutada 16-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab XDS ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Gamboole ee Gobolka Shabeellada dhexe. Howlgalkan ayaa waxaa lagu dilay 5 horjooge iyo xubno badan oo ka tirsanaa malleeshiyada Al-Shabaab, sida uu xaqiijiyey Taliyaha guutada 16-aad Kumandooska Danab Gashaanle dhexe, Axmed Cabdilaahi Nuur Beeryare. Taliyaha ayaa intaa ku daran in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":466133,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-466132","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/466132","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=466132"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/466132\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":466135,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/466132\/revisions\/466135"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/466133"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=466132"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=466132"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=466132"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}