{"id":465788,"date":"2022-01-02T12:51:13","date_gmt":"2022-01-02T12:51:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=465788"},"modified":"2022-01-02T12:51:13","modified_gmt":"2022-01-02T12:51:13","slug":"baladweyne-oo-bandow-lagu-soo-rogay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/baladweyne-oo-bandow-lagu-soo-rogay\/","title":{"rendered":"Baladweyne oo Bandow lagu soo rogay"},"content":{"rendered":"<p><strong>SONNA<\/strong> (<strong>BALADWEYNE<\/strong>)- Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in Bandow uu ku soo Rogay magaalada Beladweyne ee xaruunta gobalka Hiiraan.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa sheegay in bandowgan ay u sameeyeen si loo xaqiijiyo Amniga Magaalada Beladweyne, loogana hortago wax walbo oo qalqal gelin karo amniga magaalada.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa faray Hay&#8217;adaha Amaanka in la dhaqan geliyo lana xoojiyo Xasiloonida Baladweyne.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SONNA (BALADWEYNE)- Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in Bandow uu ku soo Rogay magaalada Beladweyne ee xaruunta gobalka Hiiraan. Guddoomiyaha ayaa sheegay in bandowgan ay u sameeyeen si loo xaqiijiyo Amniga Magaalada Beladweyne, loogana hortago wax walbo oo qalqal gelin karo amniga magaalada. Guddoomiyaha ayaa faray Hay&#8217;adaha Amaanka in la dhaqan geliyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":34,"featured_media":465789,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-465788","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465788","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/34"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=465788"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465788\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":465790,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465788\/revisions\/465790"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/465789"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=465788"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=465788"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=465788"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}