{"id":465748,"date":"2022-01-02T07:37:25","date_gmt":"2022-01-02T07:37:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=465748"},"modified":"2023-01-07T09:18:39","modified_gmt":"2023-01-07T09:18:39","slug":"mareykanka-oo-3-dal-ka-saaray-barnaamij-ganacsi-oo-loogu-talagalay-afrika-agoa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/mareykanka-oo-3-dal-ka-saaray-barnaamij-ganacsi-oo-loogu-talagalay-afrika-agoa\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo 3 dal ka saaray barnaamij ganacsi oo loogu talagalay Afrika"},"content":{"rendered":"<p>War qoraal ah oo uu soo saaray, Wakiilka Ganacsiga ee Mareykanka,ayaa lagu sheegay in dalalka Itoobiya,Maali iyo Gini laga joojiyay barnaamijka ganacsiga canshuur la&#8217;aanta ah ee Afrika,ka dib markii lagu eedeeyay xad-gudubyo ka dhan ah xuquuqul insaanka iyo afgambi dhawaan dhacay.<\/p>\n<p>Qoraalkaasi ayaa lagu muujiyay in Maraykanku uu aad uga walaacsan yahay ku xadgudubka xuquuqda bini&#8217;aadamka ee ay geysanayaan dalalkaasi,waxaana lagu dalbaday in wadamadaasi ay u hoggaansamaan shuruucda caalamiga ah ee ilaalinaya xaqa dadka rayidka ah.<\/p>\n<p>Warbixintaan ayaa lagu sheegtay in Itoobiya, Mali iyo Guinea laga yaabo inay dib ugu biiraan heshiiska haddii ay buuxiyaan qodobbada qaanuuniga ah ee tilmaamaya dowlad wanaaga iyo dhowrista xuquuqda dadka.<\/p>\n<p>Illaa hadda ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay safaaradaha Washington ee saddexda dal ee Afrikaanka ah.<\/p>\n<p>Sharciga ganacsiga ee AGOA wuxuu siinayaa wadamada ka hooseeya Saxaraha Afrika canshuur la&#8217;aan inay ku galaan Mareykanka,isla markaana ay sameystaan maalgashi, haddii ay buuxiyaan shuruudaha u degsan dalkaasi.<\/p>\n<p>Barnaamijka AGOA,waxaa sanadkii 2000 ansixiyay Koongeeska Mareykanka ,waxaana loogu talagalay in lagu caawiyo dhaqaalaha dalalka Afrika iyo in la wanaajiyo xidhiidhka dhaqaale ee Maraykanka iyo Qaaradda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War qoraal ah oo uu soo saaray, Wakiilka Ganacsiga ee Mareykanka,ayaa lagu sheegay in dalalka Itoobiya,Maali iyo Gini laga joojiyay barnaamijka ganacsiga canshuur la&#8217;aanta ah ee Afrika,ka dib markii lagu eedeeyay xad-gudubyo ka dhan ah xuquuqul insaanka iyo afgambi dhawaan dhacay. Qoraalkaasi ayaa lagu muujiyay in Maraykanku uu aad uga walaacsan yahay ku xadgudubka xuquuqda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":465760,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-465748","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465748","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=465748"}],"version-history":[{"count":8,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465748\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":465764,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465748\/revisions\/465764"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/465760"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=465748"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=465748"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=465748"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}