{"id":465738,"date":"2022-01-01T19:42:06","date_gmt":"2022-01-01T19:42:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=465738"},"modified":"2022-01-01T19:42:06","modified_gmt":"2022-01-01T19:42:06","slug":"r-w-rooble-oo-guddi-heer-wasiiro-ah-u-magacaabay-baarista-isku-daygii-afgambi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-w-rooble-oo-guddi-heer-wasiiro-ah-u-magacaabay-baarista-isku-daygii-afgambi\/","title":{"rendered":"R\/W Rooble oo Guddi heer Wasiiro ah u magacaabay baarista isku daygii Afgambi"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA).Iyada oo la fulinayo Go\u2019aankii Golaha Wasiirrada, Ra\u2019iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi ka kooban Shan Wasiir kuwaas oo baaris rasmi ah ku samayn doona dhacdadii 27 December la isku dayay in la afgambiyo Xafiisyada Ra\u2019iisulwasaaraha iyo Xukuumadda<\/p>\n<p>Wasiiradaan ayaa kala ah.<\/p>\n<p>1- Cabdulqaadir Maxamed Nuur Wasiirka gaashaandhigga\u2014Guddoomiye.<\/p>\n<p>2- Cabdullaahi Maxed Nuur Wasiirka Amniga Gudaha.<\/p>\n<p>3- Cabdullaahi Abuukar Xaaji &#8211; Wasiirka Waxbarashada.<\/p>\n<p>4- Gen Bashiir Maxamed Jaamac, Wasiirudowlaha Hawlaha Guud.<\/p>\n<p>5- Cabdixakiim Xasan Ashkir, Wasiirudowlaha Xafiiska Ra\u2019iisulwasaaraha.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa faray Xubnaha Guddigaan in ay baaristooda ku soo gabagabeeyaan muddo todobaad ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA).Iyada oo la fulinayo Go\u2019aankii Golaha Wasiirrada, Ra\u2019iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi ka kooban Shan Wasiir kuwaas oo baaris rasmi ah ku samayn doona dhacdadii 27 December la isku dayay in la afgambiyo Xafiisyada Ra\u2019iisulwasaaraha iyo Xukuumadda Wasiiradaan ayaa kala ah. 1- Cabdulqaadir Maxamed Nuur Wasiirka gaashaandhigga\u2014Guddoomiye. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":465739,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-465738","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465738","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=465738"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465738\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":465740,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465738\/revisions\/465740"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/465739"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=465738"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=465738"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=465738"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}