{"id":465678,"date":"2021-12-31T14:02:09","date_gmt":"2021-12-31T14:02:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=465678"},"modified":"2021-12-31T14:02:09","modified_gmt":"2021-12-31T14:02:09","slug":"xiriirka-kubadda-cagta-galmudug-oo-lagu-wareejiyey-qalab-sports-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xiriirka-kubadda-cagta-galmudug-oo-lagu-wareejiyey-qalab-sports-sawirro\/","title":{"rendered":"Xiriirka kubadda cagta Galmudug oo lagu wareejiyey Qalab Sports &#8220;Sawirro&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Qalabkaan Sport\u2019s ayaa loogu talagalay degmooyinka Galmudug waxaana guddoomay Guddoomiyaha xiriirka kubada cagta Galmudug Xasan Axmed Shire, waxaana munaasabada goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha degmada Cadaado, guddoomiyihii hore ee xiriirka kubada cagta Galmudug, Guddoomiyaha sportska degmada Cadaado iyo xubno kale.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Sports-ka jaaliyada Galmudug ee wadanka Finland Cabdifitax oo qalabka keenay ayaa sheegay in jaaliyada ay iska soo aruuriyeen lagacta lagu soo iibiyay qalabka sports ka si ay gacan uga geestaan hormarka sports gobolka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-495056 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/IMG-20211231-WA0013-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-495057 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/IMG-20211231-WA0012-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-495058 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/IMG-20211231-WA0011-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Qalabkaan Sport\u2019s ayaa loogu talagalay degmooyinka Galmudug waxaana guddoomay Guddoomiyaha xiriirka kubada cagta Galmudug Xasan Axmed Shire, waxaana munaasabada goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha degmada Cadaado, guddoomiyihii hore ee xiriirka kubada cagta Galmudug, Guddoomiyaha sportska degmada Cadaado iyo xubno kale. Guddoomiyaha Sports-ka jaaliyada Galmudug ee wadanka Finland Cabdifitax oo qalabka keenay ayaa sheegay in jaaliyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":465679,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-465678","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465678","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=465678"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465678\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":465680,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465678\/revisions\/465680"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/465679"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=465678"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=465678"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=465678"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}