{"id":465633,"date":"2021-12-30T20:29:22","date_gmt":"2021-12-30T20:29:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=465633"},"modified":"2021-12-30T20:29:22","modified_gmt":"2021-12-30T20:29:22","slug":"safiirka-jfs-ee-masar-oo-booqasho-sharafeed-ugu-tagey-gudoomiyaha-baarlamaanka-carabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safiirka-jfs-ee-masar-oo-booqasho-sharafeed-ugu-tagey-gudoomiyaha-baarlamaanka-carabta\/","title":{"rendered":"Safiirka JFS ee Masar oo booqasho sharafeed ugu tagey Gudoomiyaha Baarlamaanka Carabta."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Safiirka J.F.S ee dalka Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa maanta booqasho sharafeed ugu tagey Gudoomiyaha Baarlamaanka Carabta Mudane Caadil Bin C\/raxmaan Al Casuumi oo si qurux badan ugu soo dhaweeyay xafiiskiisa.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka ka dhexeeya Baarlamaanka Carabta iyo Soomaaliya sidoo kalle Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa Gudoomiyaha ka codsaday in dhalinyaradda soomaaliyeed looga faa\u2019ideeyo tababaradda iyo fursadaha shaqo ee ay bixiyaan baarlamaanka carabta.<\/p>\n<p>Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa bogaadiyay doorka iyo waxqabadka cajiibka ah ee Baarlamaanka Carabta heerarkooda kala duwan si loo gaaro himilooyinka shacabka Carabta.<\/p>\n<p>Dhanka kalle Gudoomiyaha ayaa Safiirka uga mahad celiyay wada shaqaynta waxtarka leh ee uu la yeeshay Baarlamaanka Carabta,<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-465634\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1640895831885.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1640895831885.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1640895831885-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1640895831885-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1640895831885-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-465635\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1640895828424.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1640895828424.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1640895828424-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1640895828424-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1640895828424-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Safiirka J.F.S ee dalka Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa maanta booqasho sharafeed ugu tagey Gudoomiyaha Baarlamaanka Carabta Mudane Caadil Bin C\/raxmaan Al Casuumi oo si qurux badan ugu soo dhaweeyay xafiiskiisa. Kulanka ayaa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka ka dhexeeya Baarlamaanka Carabta iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":465634,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-465633","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465633","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=465633"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465633\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":465636,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465633\/revisions\/465636"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/465634"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=465633"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=465633"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=465633"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}