{"id":465326,"date":"2021-12-28T08:54:54","date_gmt":"2021-12-28T08:54:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=465326"},"modified":"2023-01-07T09:18:39","modified_gmt":"2023-01-07T09:18:39","slug":"diyaaradaha-israaiil-oo-duqeymo-ka-geystay-suuriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/diyaaradaha-israaiil-oo-duqeymo-ka-geystay-suuriya\/","title":{"rendered":"Diyaaradaha Israa\u2019iil oo duqeymo ka geystay Suuriya"},"content":{"rendered":"<p>Diyaaradaha dagaalka ee Israa\u2019iil ayaa duqeyn xagga cirka ah ka geystay dekedda Latakiya ee Dalka Suuriya, taasoo sababtay waxyeello kala duwan, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda dalkaasi.<\/p>\n<p>Duulaankaan dhanka cirka ah oo ah kii labaad oo dhaca bil gudaheed ayaa yimid manta abaarihii 3:21am (05:21 GMT), ,iyadoo diyaaradaha Israa\u2019iil ay dhowr gantaal ka soo tuureen jihada badda ee Mediterranean-ka.<\/p>\n<p>Weerarkaasi lala beegsaday dekedda Latakiya ayaa sidoo kale burburiyay dhismayaal la dego , dukaamo iyo wajiga hore ee isbitaal \u00a0sida ay sheegtay Wakaaladda Waraeka SANA.<\/p>\n<p>Xafiiska warbaahinta dowladda Suuriya ayaa sheegay in adeegyada degdegga ah ay xakameeyeen dab ka kacay aagga keydka konteenarada ee dekeddaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Diyaaradaha dagaalka ee Israa\u2019iil ayaa duqeyn xagga cirka ah ka geystay dekedda Latakiya ee Dalka Suuriya, taasoo sababtay waxyeello kala duwan, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda dalkaasi. Duulaankaan dhanka cirka ah oo ah kii labaad oo dhaca bil gudaheed ayaa yimid manta abaarihii 3:21am (05:21 GMT), ,iyadoo diyaaradaha Israa\u2019iil ay dhowr gantaal ka soo tuureen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":465327,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-465326","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465326","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=465326"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465326\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":465332,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465326\/revisions\/465332"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/465327"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=465326"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=465326"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=465326"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}