{"id":465325,"date":"2021-12-28T10:11:00","date_gmt":"2021-12-28T10:11:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=465325"},"modified":"2021-12-28T10:12:08","modified_gmt":"2021-12-28T10:12:08","slug":"jubbaland-oo-dooratay-qaar-ka-mid-ah-xildhibaannadii-ugu-horreeyay-ee-ku-matalaya-bfs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/jubbaland-oo-dooratay-qaar-ka-mid-ah-xildhibaannadii-ugu-horreeyay-ee-ku-matalaya-bfs\/","title":{"rendered":"Jubbaland oo lagu doortay qaar ka mid ah xildhibaannadii ugu horreeyay ee ku matalaya BFS"},"content":{"rendered":"<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 14.3pt 0in;\"><span style=\"font-size: 9.0pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #0a0a0a;\">Kismaayo-(SOONNA)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose waxaa haatan ka socota doorashada lix kursi oo ka mid ah xubnaha golaha Shacabka ee ka imaanaya dhinaca dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-thickness: initial; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 14.3pt 0in;\"><span style=\"font-size: 9.0pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #0a0a0a;\">Kursigii ugu horreeyey oo la qabtay doorashadiisa ayaa waxaa kusoo baxay Dr, Xamza Barre oo helay <b>69 cod<\/b>, halka musharraxii la tartamayayna uu isna helay <b>17 cod<\/b>, waxaana hallaabay <b>15 cod<\/b> , sida uu sheegay guddiga doorashada ee Jubbaland.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 9.0pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #0a0a0a;\">Sidoo kale waxaa kursiga labbaad ku tartamay, <\/span><span style=\"font-size: 9.0pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222; background: white;\">Cabdirashiid Jire Qalinle\u00a0iyo Siyaad Aadan Iidle, Cabdirashiid Jire Qaline ayaa helay 75 cod, halka Siyaad Aadan Iidle uu helay20 cod.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 9.0pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #0a0a0a;\">Doorashada ayaa haatan sii soconeyso, iyada oo la dhameystirayo inta ka dhimaan kuraasta loo asteeyay in maanta la soo doorto.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kismaayo-(SOONNA)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose waxaa haatan ka socota doorashada lix kursi oo ka mid ah xubnaha golaha Shacabka ee ka imaanaya dhinaca dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland. Kursigii ugu horreeyey oo la qabtay doorashadiisa ayaa waxaa kusoo baxay Dr, Xamza Barre oo helay 69 cod, halka musharraxii la tartamayayna uu isna helay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":465335,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-465325","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465325","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=465325"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465325\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":465339,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465325\/revisions\/465339"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/465335"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=465325"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=465325"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=465325"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}