{"id":465229,"date":"2021-12-26T14:02:58","date_gmt":"2021-12-26T14:02:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=465229"},"modified":"2021-12-26T14:02:58","modified_gmt":"2021-12-26T14:02:58","slug":"jubaland-oo-sheegtay-in-ay-diyaar-u-tahay-dar-dar-gelinta-howlaha-doorashooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/jubaland-oo-sheegtay-in-ay-diyaar-u-tahay-dar-dar-gelinta-howlaha-doorashooyinka\/","title":{"rendered":"Jubaland oo sheegtay in ay diyaar u tahay dar-dar gelinta howlaha doorashooyinka"},"content":{"rendered":"<p><strong>SONNA<\/strong> (<strong>MUQDISHO<\/strong>)- Maamulka Jubaland mar walba waxa ay diyaar u tahay dardar galinta howlaha doorashooyinka oo fursad weyn u ah shacabka Soomaaliyeed inay kaga baxaan xaaladan adag ee dalku ku jiro.<\/p>\n<p>Waxaa meel wanaagsan maraya dadaalada ay Guddiga Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ay ku bilaabayaan doorashooyinka xubnaha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka ah oo si wanaagsan uga socda Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubaland.<\/p>\n<p>Jubaland waxay diyaar u tahay, kana qeybgalaysaa shirka Golaha wadatashiga qaran ee arimaha doorashooyinka ee garwadeenka uu ka yahay Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, oo aan rajo weyn ka qabno in ay kasoo baxaan go\u2019aamo waxtar u leh Shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SONNA (MUQDISHO)- Maamulka Jubaland mar walba waxa ay diyaar u tahay dardar galinta howlaha doorashooyinka oo fursad weyn u ah shacabka Soomaaliyeed inay kaga baxaan xaaladan adag ee dalku ku jiro. Waxaa meel wanaagsan maraya dadaalada ay Guddiga Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ay ku bilaabayaan doorashooyinka xubnaha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":34,"featured_media":451579,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-465229","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465229","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/34"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=465229"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465229\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":465230,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465229\/revisions\/465230"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/451579"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=465229"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=465229"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=465229"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}