{"id":465192,"date":"2021-12-26T10:02:16","date_gmt":"2021-12-26T10:02:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=465192"},"modified":"2023-01-07T09:18:39","modified_gmt":"2023-01-07T09:18:39","slug":"halyeey-ku-caanbaxay-la-dagaalanka-midab-takoorka-oo-ku-geeriyooday-k-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/halyeey-ku-caanbaxay-la-dagaalanka-midab-takoorka-oo-ku-geeriyooday-k-afrika\/","title":{"rendered":"Halyeey\u00a0 ku caanbaxay la dagaalanka midab-takoorka oo ku geeriyooday K\/Afrika"},"content":{"rendered":"<p>Desmond Tutu, hoggaamiyihii hore ee kiniisadda K\/Afrika,ahna halyeey ku caanbaxay ka hortagga midab-takoorka ee xilli hore ka ka jiray Dalkaasi ayaa manta ku dhintay da\u2019da 90-ka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dalka K.Afrika ayaa tacsi u diray guud ahaan shacabka dalkaasi,wuxuuna qiray kaalintii uu ku lahaa helitaanka xoriyadda dadka .<\/p>\n<p>Tutu, waxa uu sanadkii 1984-tii ku guuleystay abaalmarinta nabadda ee Nobel, taas oo uu ku muteystay \u00a0halgankii Koonfur Afrika ee ka dhanka ahaa xukunka caddaanka ee tirada yaraa.<\/p>\n<p>Tutu, waxa uu sanadihii u dambeeyay la halgasmaayey caafimaad darro,isagoo , inta badan lagu ammaano inuu ahaa qof leh damiir wanaagsan \u00a0oo lagu dayan karo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Desmond Tutu, hoggaamiyihii hore ee kiniisadda K\/Afrika,ahna halyeey ku caanbaxay ka hortagga midab-takoorka ee xilli hore ka ka jiray Dalkaasi ayaa manta ku dhintay da\u2019da 90-ka. Madaxweynaha Dalka K.Afrika ayaa tacsi u diray guud ahaan shacabka dalkaasi,wuxuuna qiray kaalintii uu ku lahaa helitaanka xoriyadda dadka . Tutu, waxa uu sanadkii 1984-tii ku guuleystay abaalmarinta nabadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":465195,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-465192","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465192","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=465192"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465192\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":465196,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465192\/revisions\/465196"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/465195"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=465192"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=465192"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=465192"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}