{"id":465069,"date":"2021-12-24T10:11:49","date_gmt":"2021-12-24T10:11:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=465069"},"modified":"2023-01-07T09:18:39","modified_gmt":"2023-01-07T09:18:39","slug":"madaxda-kuuriyada-koonfureed-oo-cafis-u-fidisay-madaxweynihii-hore-ee-dalkaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxda-kuuriyada-koonfureed-oo-cafis-u-fidisay-madaxweynihii-hore-ee-dalkaasi\/","title":{"rendered":"Madaxda Kuuriyada Koonfureed oo cafis u fidiyay madaxweynihii hore"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Kuuriyada Koonfureed ayaa sheegay in ay cafis gaar ah u fidiyeen madaxweynihii hore ee dalkaasi Park Geun-hye,ka dib markii dhowr sano ay u xirneyd arrimo la xiriira musuqmasuq.<\/p>\n<p>Wasiirka cadaalada ayaa sheegtay in cafiska madaxwaynihii hore looga hadlay kulan laba maalmood qaatay oo guddiga dib u eegista cafiska ay yeesheen horaantii todobaadkan.<\/p>\n<p>Park ayaa xabsiga loo taxaabay sanadkii 2017-kii, kadib markii xilka laga qaaday kadib fadeexad musuq-maasuq oo sababtay mudaaharaadyo bilo ah oo ka dhacay wadankaasi.<\/p>\n<p>Cafiska haweeneydaan ayaa la sheegay in looga gol leeyahay arrimo khuseeya horumarinta midnimada qaranka,iyadoo dalku uu wajahayo la tacaalidda cudurka coronavirus.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Kuuriyada Koonfureed ayaa sheegay in ay cafis gaar ah u fidiyeen madaxweynihii hore ee dalkaasi Park Geun-hye,ka dib markii dhowr sano ay u xirneyd arrimo la xiriira musuqmasuq. Wasiirka cadaalada ayaa sheegtay in cafiska madaxwaynihii hore looga hadlay kulan laba maalmood qaatay oo guddiga dib u eegista cafiska ay yeesheen horaantii todobaadkan. Park ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":465071,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-465069","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465069","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=465069"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465069\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":465075,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465069\/revisions\/465075"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/465071"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=465069"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=465069"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=465069"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}