{"id":465051,"date":"2021-12-24T06:35:04","date_gmt":"2021-12-24T06:35:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=465051"},"modified":"2023-01-07T09:19:05","modified_gmt":"2023-01-07T09:19:05","slug":"wasiirka-howlaha-guud-ee-xfs-oo-lagu-soo-dhaweeyay-safaaradda-soomaaliya-ee-masar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-howlaha-guud-ee-xfs-oo-lagu-soo-dhaweeyay-safaaradda-soomaaliya-ee-masar\/","title":{"rendered":"Wasiirka Howlaha guud iyo madax kale oo booqday safaaradda Soomaaliya ee Masar"},"content":{"rendered":"<p>Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa Safaaradda kuso dhaweeyay Wasiirka Howlaha Guud Guriyeynta iyo dib u dhiska Xuseen Maxamud Sheikh Xuseen iyo Gudoomiyaha guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka Musuq-maasuqa Abuukaate Maxamed Xuseen Xaamud.<\/p>\n<p>Wasiirka iyo Gudoomiyaha ayaa si wadajir ah ugu bogaadiyay Danjire Ilyaas Sheikh Cumar waxqabadka iyo Horumarka xowliga ah ee Safaaradda ka socda iyagoo sheegay in dedaalka Safiirka ay aasaas u tahay Hufnaanta shaqo, Maamul wanaagga iyo u adeegidda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Masar.<\/p>\n<p>Wasiir Xuseen Maxamuud Sheikh Xuseen iyo Gudoomiyaha ayaa Diblomaasiyiinta Safaaradda ku booriyay iney Jaaliyadda u muujiyaan dabacsanaan iyo soo dhaweyn iyagoo sheegay iney marqaati ka yihiin shaqadda wanaagsan ee ay qaranka u hayaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa Safaaradda kuso dhaweeyay Wasiirka Howlaha Guud Guriyeynta iyo dib u dhiska Xuseen Maxamud Sheikh Xuseen iyo Gudoomiyaha guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka Musuq-maasuqa Abuukaate Maxamed Xuseen Xaamud. Wasiirka iyo Gudoomiyaha ayaa si wadajir ah ugu bogaadiyay Danjire [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":465052,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-465051","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465051","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=465051"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465051\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":465058,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465051\/revisions\/465058"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/465052"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=465051"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=465051"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=465051"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}