{"id":465048,"date":"2021-12-24T06:25:34","date_gmt":"2021-12-24T06:25:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=465048"},"modified":"2023-01-07T09:19:05","modified_gmt":"2023-01-07T09:19:05","slug":"bangladesh32-qof-oo-ku-dhintay-dab-qabsaday-markab-yar-oo-xamuul-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/bangladesh32-qof-oo-ku-dhintay-dab-qabsaday-markab-yar-oo-xamuul-ah\/","title":{"rendered":"Bangladesh:32 qof oo ku dhintay dab qabsaday markab yar oo xamuul ah"},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 32 ruux ayaa dhimatay koonfurta Dalka Bangaladesh, kadib markii markab yar oo ay la socdeen dad aad u badan \u00a0uu dab qabsaday,sida ay manta oo Jimco ah ka dhawaajiyeen ciidamada Boliiska.<\/p>\n<p>Shilkaan ayaa aroornimadii hore ee saaka ka dhacday meel u dhow miyiga koonfureed ee Jhalokathi, oo 250-km \u00a0koonfurta ka xigta caasimadda Dhaka.<\/p>\n<p>Markabka ayaa waxaa la socday ku dhawaad \u200b\u200b500- oo qof,waxaana la rumeysan yahay in shilkaasi uu dhaliyay dab ka kacay qeybta matoorka markabka,kaas oo ku faaafay dhammaan doontaasi weyn.<\/p>\n<p>Shilkan ayaa ahaa kii ugu dambeeyay shilal noocaan oo kale ah oo ka dhaca gobolka delta ee ay maraan wabiyada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 32 ruux ayaa dhimatay koonfurta Dalka Bangaladesh, kadib markii markab yar oo ay la socdeen dad aad u badan \u00a0uu dab qabsaday,sida ay manta oo Jimco ah ka dhawaajiyeen ciidamada Boliiska. Shilkaan ayaa aroornimadii hore ee saaka ka dhacday meel u dhow miyiga koonfureed ee Jhalokathi, oo 250-km \u00a0koonfurta ka xigta caasimadda Dhaka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":465050,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-465048","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465048","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=465048"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465048\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":465049,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465048\/revisions\/465049"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/465050"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=465048"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=465048"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=465048"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}