{"id":465031,"date":"2021-12-23T13:53:34","date_gmt":"2021-12-23T13:53:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=465031"},"modified":"2021-12-23T13:53:34","modified_gmt":"2021-12-23T13:53:34","slug":"kulan-looga-hadlaayo-wadashaqeynta-wasaaradaha-iyo-hayadaha-oo-lagu-qabtay-dhuusamareeb-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kulan-looga-hadlaayo-wadashaqeynta-wasaaradaha-iyo-hayadaha-oo-lagu-qabtay-dhuusamareeb-sawirro\/","title":{"rendered":"Kulan looga hadlaayo Wadashaqeynta Wasaaradaha iyo hay\u2019adaha oo lagu qabtay Dhuusamareeb \u201cSAWIRRO\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda haweenka iyo xuquuqul Insaanka Galmudug oo gacan ka helaysa hey\u2019adda Save The Children ayaa magaalada Dhuusamareeb maanta ku qabatey Kulan dib loogu eegayo wadashaqeynta kala dhexeysa ,Hay\u2019adaha kala duwan ee ka shaqeeya daryeelka Carruurta iyo ka hortagga xadgudubka Jinsiga ku saleysan ayaa si gaar ah diirada loogu saarayo waxyaabaha wadajirka ku qabsoomey sanadkan 2021 iyo qorsheynta Shaqada, wadashaqeynta iyo isla xisaabtanka ee sanadka dhalanaya 2022.<\/p>\n<p>Shirkaan oo uu si rasmi ah uu u furay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul Insaanka Galmudug Maxamed Cali Alaale, ayaa Waxaa kasoo qayb galay hey\u2019addo kala duwan oo u dhaqdhaqaaqa xuquuqda Carruurta, kuwaa oo goobta kusoo bandhigey macluumaad baaxad leh oo iftiiminayay faa\u2019iidooyinka laga dhaxlay wadashaqeynta joogtada ah ee dowladda iyo hey\u2019addaha, iyagoo dalbadey in lasii xoojiyo wadajirka hore loo muujiyay.<\/p>\n<p>Shirkan oo ay goobjoog ka ahaayeen inkabadan 50 hay\u2019addood oo isugu jira kuwa Caalami ah iyo kuwa ka shaqeeya gudaha wadanka isla markaana laga soo saarey waxa qabsoomey sanadkan, qorsheynta wax qabadyada Sanadka soo socda iyo Qaabka loo hormarinaayo wada shaqeynta Wasaaradaha iyo hey\u2019addaha.<\/p>\n<p>Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul Insaanka Galmudug oo ka mid ah wasaraddaha xiriirka joogtada ay la leh bulshada ayaa Sanadkan xoogga saartay wax qabadyo iyo wacyigalino si toos ah wax u taraya Bulshada ku dhaqan Galmudug.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-494128 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/WhatsApp-Image-2021-12-23-at-15.35.41.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-494129 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/WhatsApp-Image-2021-12-23-at-15.35.42.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-494130 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/WhatsApp-Image-2021-12-23-at-15.35.43-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-494131 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/WhatsApp-Image-2021-12-23-at-15.35.43.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-494132 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/WhatsApp-Image-2021-12-23-at-15.35.44-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-494133 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/WhatsApp-Image-2021-12-23-at-15.35.44.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-494134 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/WhatsApp-Image-2021-12-23-at-15.35.45.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda haweenka iyo xuquuqul Insaanka Galmudug oo gacan ka helaysa hey\u2019adda Save The Children ayaa magaalada Dhuusamareeb maanta ku qabatey Kulan dib loogu eegayo wadashaqeynta kala dhexeysa ,Hay\u2019adaha kala duwan ee ka shaqeeya daryeelka Carruurta iyo ka hortagga xadgudubka Jinsiga ku saleysan ayaa si gaar ah diirada loogu saarayo waxyaabaha wadajirka ku qabsoomey sanadkan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":465037,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-465031","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465031","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=465031"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465031\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":465038,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/465031\/revisions\/465038"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/465037"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=465031"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=465031"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=465031"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}