{"id":464975,"date":"2021-12-23T11:25:13","date_gmt":"2021-12-23T11:25:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=464975"},"modified":"2021-12-23T11:26:24","modified_gmt":"2021-12-23T11:26:24","slug":"wafdi-ka-socda-igad-oo-soo-gaaray-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wafdi-ka-socda-igad-oo-soo-gaaray-muqdisho\/","title":{"rendered":"Wafdi ka socda IGAD oo soo gaaray Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Waxaa maanta oo Khamiis ah soo gaaray magaalada Muqdisho wafdi ka socda Urur Goboleedka IGAD oo uu hoggaaminayo Xoghayaha fulinta ee AU, Dr ; Workna Gebeho.<\/p>\n<p>Wafdigan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ku qaabbilay, Maxamuud Cabdi Xasan Bekos oo ah wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wafdiga ayaa lagu wadaa in ay la kulmaan mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka iyo wakiillada beesha caalamka u jooga dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Waxaa maanta oo Khamiis ah soo gaaray magaalada Muqdisho wafdi ka socda Urur Goboleedka IGAD oo uu hoggaaminayo Xoghayaha fulinta ee AU, Dr ; Workna Gebeho. Wafdigan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ku qaabbilay, Maxamuud Cabdi Xasan Bekos oo ah wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda federaalka Soomaaliya. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":464976,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-464975","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/464975","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=464975"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/464975\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":464977,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/464975\/revisions\/464977"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/464976"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=464975"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=464975"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=464975"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}