{"id":464764,"date":"2021-12-21T13:42:40","date_gmt":"2021-12-21T13:42:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=464764"},"modified":"2021-12-21T13:42:46","modified_gmt":"2021-12-21T13:42:46","slug":"raiisul-wasaaraha-dalka-oo-kulan-isugu-yeeray-madaxda-golaha-wadatashiga-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaaraha-dalka-oo-kulan-isugu-yeeray-madaxda-golaha-wadatashiga-qaranka\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka oo kulan isugu yeeray madaxda golaha wadatashiga Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ku casuumay Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka in ay isugu yimaadaan shir 27-ka bishan December, 2021<\/p>\n<p>Shirka ayaa ka dhici doona magaalada Muqdisho, kaas oo looga arrinsanayo dardar gelinta geeddi socodka, toosinta iyo dhammeystirka doorashooyinka dalka<\/p>\n<p>Doorashooyinka xildhibaannada golah Shacabka ayaa si hufan uga socda dhamaan maamul Goboleedyada dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ku casuumay Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka in ay isugu yimaadaan shir 27-ka bishan December, 2021 Shirka ayaa ka dhici doona magaalada Muqdisho, kaas oo looga arrinsanayo dardar gelinta geeddi socodka, toosinta iyo dhammeystirka doorashooyinka dalka Doorashooyinka xildhibaannada golah Shacabka ayaa si hufan uga socda dhamaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":464765,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-464764","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/464764","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=464764"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/464764\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":464766,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/464764\/revisions\/464766"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/464765"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=464764"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=464764"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=464764"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}