{"id":464698,"date":"2021-12-21T04:33:33","date_gmt":"2021-12-21T04:33:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=464698"},"modified":"2021-12-21T04:37:44","modified_gmt":"2021-12-21T04:37:44","slug":"agaasimaha-tacliinta-sare-ee-soomaalitya-oo-ka-qayb-galay-shir-ku-saabsan-sare-u-qaadidda-luqadda-carabigasawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/agaasimaha-tacliinta-sare-ee-soomaalitya-oo-ka-qayb-galay-shir-ku-saabsan-sare-u-qaadidda-luqadda-carabigasawirro\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka wasaaradaha waxbarashada Waddamada Carabta+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Dubai-(SONNA)-Agaasimaha tacliinta sare, hiddaha iyo cilmi baarista Wasaaradda Waxbarshadda Soomaaliya mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan, ayaa Magaaalada Dubai uga qeyb galay Shirka 22,aad ee Wasaaradaha Waxbarashada, Hiddaha Cilmi baarista iyo dhaqanka-Waddamada Carabta ee loo soo gaabiyo ALECSO, kaasi oo looga hadlayay kor-u-qaadista tirada dadka ku hadla Luuqada Carabiga ee guud ahaan Caalamka gaar ahaan dunida Islaamka.<\/p>\n<p>Shirkaan oo socanyay muddo laba cisho ah ayaa waxaa diiradda lagu saarayaa sidii Waddamada Carabtu ay iskaga kaashan lahaayeen horumarinta Luuqadda Carabiga iyo xoojinta Cilmi baarisyada lagu qorayo Afka Carabiga ee aan ka hor imaaneynin dhaqamada Islaamka iyo kan waddamada Carabta.<\/p>\n<p>Shirkaan oo ah mid meerto ah ayaa waxaa sanadkaan marti gelisay Dowladda Imaaraadka Carabta oo la wareegtay meertada 22,aad\u00a0 ee ururka ALESCO, iyadoo sidoo kale lagu heshiiyay in meertada 23,aad lagu qabto waddanka Sacuudi Carabiya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-464703 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/TACLIINTA1.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"510\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/TACLIINTA1.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/TACLIINTA1-300x142.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/TACLIINTA1-1024x484.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/TACLIINTA1-768x363.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/TACLIINTA1-696x329.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/TACLIINTA1-1068x504.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/TACLIINTA1-889x420.jpg 889w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-464702 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/TACLIINTA3.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"392\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/TACLIINTA3.jpg 600w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/TACLIINTA3-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-464699 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/TACLIINTA2.jpg\" alt=\"\" width=\"699\" height=\"560\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/TACLIINTA2.jpg 640w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/TACLIINTA2-300x240.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/TACLIINTA2-524x420.jpg 524w\" sizes=\"auto, (max-width: 699px) 100vw, 699px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dubai-(SONNA)-Agaasimaha tacliinta sare, hiddaha iyo cilmi baarista Wasaaradda Waxbarshadda Soomaaliya mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan, ayaa Magaaalada Dubai uga qeyb galay Shirka 22,aad ee Wasaaradaha Waxbarashada, Hiddaha Cilmi baarista iyo dhaqanka-Waddamada Carabta ee loo soo gaabiyo ALECSO, kaasi oo looga hadlayay kor-u-qaadista tirada dadka ku hadla Luuqada Carabiga ee guud ahaan Caalamka gaar ahaan dunida Islaamka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":464703,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-464698","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/464698","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=464698"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/464698\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":464704,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/464698\/revisions\/464704"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/464703"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=464698"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=464698"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=464698"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}