{"id":464474,"date":"2021-12-18T17:34:29","date_gmt":"2021-12-18T17:34:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=464474"},"modified":"2021-12-18T17:46:30","modified_gmt":"2021-12-18T17:46:30","slug":"soomaaliya-oo-dowladda-qadar-ugu-hambalyeysay-maalinta-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-dowladda-qadar-ugu-hambalyeysay-maalinta-qaranka\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo dowladda Qadar ugu hambalyeysay maalinta Qaranka."},"content":{"rendered":"<p><strong>SONNA<\/strong> (<strong>MUQDISHO<\/strong>)- Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya ayaa Hambalyo ku aadan Maalinta Qaranka u dirtay Shacabka Dowladda aan saaxiibaha nahay ee Qadar.<\/p>\n<p>Qoraal lagu daabacay barta Facebook-ga ee Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu yiri &#8220;Waxa aannu hambalyo ku aaddan Munaasabadda Maalinta Qaranka u diraynaa Amiirka, Shacabka iyo Dowladda aannu walaalaha nahay ee Qadar.&#8221;<\/p>\n<p>Dowladda Qadar ayaa ka mid ah dowladaha aadka u garab istaagay Soomaaliya tan iyo ka soo kabashada dalkeena ee arimaha Colaadaha iyo dagaalka ay Dowladda Soomaaliya kula jirto Argagixisada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SONNA (MUQDISHO)- Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya ayaa Hambalyo ku aadan Maalinta Qaranka u dirtay Shacabka Dowladda aan saaxiibaha nahay ee Qadar. Qoraal lagu daabacay barta Facebook-ga ee Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu yiri &#8220;Waxa aannu hambalyo ku aaddan Munaasabadda Maalinta Qaranka u diraynaa Amiirka, Shacabka iyo Dowladda aannu walaalaha nahay ee Qadar.&#8221; Dowladda Qadar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":34,"featured_media":464475,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-464474","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/464474","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/34"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=464474"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/464474\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":464484,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/464474\/revisions\/464484"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/464475"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=464474"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=464474"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=464474"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}