{"id":464401,"date":"2021-12-17T20:14:50","date_gmt":"2021-12-17T20:14:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=464401"},"modified":"2021-12-17T20:14:50","modified_gmt":"2021-12-17T20:14:50","slug":"raiisul-wasaare-rooble-oo-guddoomiyey-shir-fogaan-arag-ah-oo-ay-yeesheen-golaha-wadatashiga-qaranka-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-rooble-oo-guddoomiyey-shir-fogaan-arag-ah-oo-ay-yeesheen-golaha-wadatashiga-qaranka-sawirro\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wasaare Rooble oo guddoomiyey shir fogaan arag ah oo ay yeesheen Golaha Wadatashiga Qaranka &#8220;Sawirro&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa shir guddoomiyay shir fogaan arag ah oo ay yeesheen Golaha Wadatashiga Qaranka kaas oo diirradda lagu saaray arrimaha doorashooyinka .<\/p>\n<p>Wajiga hore ee kulanka waxa warbixin laga dhageystay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal kaas oo faahfaahin ka bixiyay dib u dhacyada ku yimid jidwalka doorashooyinka, hufnaanta doorashada iyo wadashaqeynta ay uga baahan yihiin Madaxda Dowlad Goboleedyada.<\/p>\n<p>Waxa kulanka sidoo kale ka qeyb qaatay xubno matalayay Midowga Musharraxiinta oo ay ka mid ahaayeen Madaxweyne hore Shariif Shiikh Axmed ,Madaxweyne hore Xasan Shiikh Maxamuud iyo Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Abdirahman Abdishakuur kuwaas oo Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka ka dalbaday in la saxo qaladaadka ka jira habraacyada doorashooyinka iyo sida ay lagama maarmaan u tahay hufnaanta doorashooyinka.<\/p>\n<p>Wadahadal iyo falanqeyn dheer kadib xubnaha Golaha Wadatashiga Qaranka waxa ay isku raaceen in si kama dambeys ah loo dardargaliyo qabashada kuraasta doorashooyinka iyo in Golaha Wadatashiga Qaran uu isugu yimaado kulan dhawaan looga arrinsanayo dhammeystirka doorashooyinka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-464402\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1639771261114.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1639771261114.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1639771261114-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1639771261114-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1639771261114-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-464403\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1639771259067.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1639771259067.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1639771259067-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1639771259067-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1639771259067-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-464404\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1639771226541.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"410\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1639771226541.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1639771226541-300x171.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1639771226541-696x396.jpg 696w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-464405\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1639771224408.jpg\" alt=\"\" width=\"721\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1639771224408.jpg 721w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1639771224408-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1639771224408-696x463.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1639771224408-631x420.jpg 631w\" sizes=\"auto, (max-width: 721px) 100vw, 721px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa shir guddoomiyay shir fogaan arag ah oo ay yeesheen Golaha Wadatashiga Qaranka kaas oo diirradda lagu saaray arrimaha doorashooyinka . Wajiga hore ee kulanka waxa warbixin laga dhageystay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal kaas oo faahfaahin ka bixiyay dib u dhacyada ku yimid jidwalka doorashooyinka, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":464405,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-464401","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/464401","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=464401"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/464401\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":464406,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/464401\/revisions\/464406"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/464405"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=464401"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=464401"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=464401"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}