{"id":464384,"date":"2021-12-17T17:26:04","date_gmt":"2021-12-17T17:26:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=464384"},"modified":"2021-12-18T08:19:18","modified_gmt":"2021-12-18T08:19:18","slug":"wasiiru-dowlaha-arrimaha-dibadda-xfs-oo-calanka-ka-taagay-xarunta-q-m-ee-dhaqaalaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiiru-dowlaha-arrimaha-dibadda-xfs-oo-calanka-ka-taagay-xarunta-q-m-ee-dhaqaalaha\/","title":{"rendered":"Wasiiru dowlaha arrimaha Dibadda oo ka qayb-galay shirka dhaqaalah Qaramada Midoobay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Bilaal Cismaan ayaa maanta calanka Soomaaliya ka taagay xarunta Ururka Qaramada Midoobay ee Dhaqaalaha iyo bulshada ee Galbeedka Eshiya,<\/p>\n<p>Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa xusay in Wasaaraddu ay ku howlantahay xoojinta xiriirka Soomaaliya ay la leedahay Dalalka iyo Hay\u2019addaha Caalamka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan sharaf ii ah inaan ka taago calanka Soomaaliya Xarunta Ururka Qaramada Midoobay ee Dhaqaalaha iyo Bulshada ee Galbeedka Aasiya kasoo xafladdiisa lagu qabtay magaalada Bayruud ee dalka Lubnaan,Ururkaas waxaa xubno buuxa ka ah 20 waddan oo dhammaantood ka tirsan Jaamacadda Carabta\u201d. Ayuu yiri Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-493261 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/IMG-20211217-WA0020-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-493262 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/IMG-20211217-WA0021-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-493263 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/IMG-20211217-WA0022-1.jpg\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"341\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-493264 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/IMG-20211217-WA0018-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-493265 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/IMG-20211217-WA0019.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Bilaal Cismaan ayaa maanta calanka Soomaaliya ka taagay xarunta Ururka Qaramada Midoobay ee Dhaqaalaha iyo bulshada ee Galbeedka Eshiya, Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa xusay in Wasaaraddu ay ku howlantahay xoojinta xiriirka Soomaaliya ay la leedahay Dalalka iyo Hay\u2019addaha Caalamka. \u201cWaxaan sharaf ii ah inaan ka taago [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":464380,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-464384","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/464384","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=464384"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/464384\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":464418,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/464384\/revisions\/464418"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/464380"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=464384"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=464384"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=464384"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}