{"id":464361,"date":"2021-12-17T14:20:51","date_gmt":"2021-12-17T14:20:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=464361"},"modified":"2021-12-17T14:20:51","modified_gmt":"2021-12-17T14:20:51","slug":"qorshaha-hannaanka-dhab-u-heshisiinta-ee-heer-dg-oo-dhuusamareeb-lagu-soo-gabo-gabeeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qorshaha-hannaanka-dhab-u-heshisiinta-ee-heer-dg-oo-dhuusamareeb-lagu-soo-gabo-gabeeyay\/","title":{"rendered":"Qorshaha Hannaanka Dhab-U-Heshisiinta ee heer DG oo Dhuusamareeb lagu soo gabo-gabeeyay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib U Heshisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wasaradda Arrimaha guddaha Galmudug ayaa maanta Dhuusamareeb kusoo gebagabeeyay Kulan ay ujeedadiisu aheyd Wadatashiga Diyaarinta Qorshaha Hannaanka Dhab-U-Heshisiinta ee heer Dowlad Goboleed loona qaatay qaybaha kala duwan ee Bulshada ku nool Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada dowlad Goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Muddo labo maalmood ah oo kulankani socday ayaa la isku weydaarsadey xogaha iyo baahiyaha hortibinta u leh Dowlad Goboleedka Galmudug arimaha Dib u heshiisinta iyo waxyaabaha loo dhaan yahay si loo sameeyo dhab u heshiisiin rasmi ah, iyadoo Mas\u2019uuliyiinta Federaalka ee Dhuusamareeb ku sugan ay si gaar ah u ogaadeen sida ay u shaqeyso waaxda dhab u heshiisiinta ee wasaradda Arrimaha guddaha Galmudug sida uu ka mahad celiyay Saciid Madaale oo ah Madax-qaybeedka waaxda dib-u-heshiisiinta wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug.<\/p>\n<p>Cabdirahman Jabiin Faarax, Agaasimaha waaxda dib u heshesinta wasaaradda arrimaha Gudaha ee Federaalka oo kulankani soo xiray ayaa tilmaamey in la gaarey natiijo wax ku ool ah lana uruuriyey macluumaad lagu biirin doono Hannaanka Dhab-U-Heshisiinta ee heer Federaal.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-493232 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/IMG-20211217-WA0020-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-493233 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/IMG-20211217-WA0021-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-493234 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/IMG-20211217-WA0022-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-493235 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/IMG-20211217-WA0023-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-493236 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/IMG-20211217-WA0018-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib U Heshisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wasaradda Arrimaha guddaha Galmudug ayaa maanta Dhuusamareeb kusoo gebagabeeyay Kulan ay ujeedadiisu aheyd Wadatashiga Diyaarinta Qorshaha Hannaanka Dhab-U-Heshisiinta ee heer Dowlad Goboleed loona qaatay qaybaha kala duwan ee Bulshada ku nool Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada dowlad Goboleedka Galmudug. Muddo labo maalmood [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":464362,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-464361","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/464361","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=464361"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/464361\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":464363,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/464361\/revisions\/464363"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/464362"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=464361"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=464361"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=464361"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}