{"id":464351,"date":"2021-12-17T11:14:14","date_gmt":"2021-12-17T11:14:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=464351"},"modified":"2023-01-07T09:19:05","modified_gmt":"2023-01-07T09:19:05","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-la-kulmay-madaxweynaha-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-la-kulmay-madaxweynaha-turkiga\/","title":{"rendered":"\u00a0Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxweynaha Turkiga"},"content":{"rendered":"<p>MadaxweynahaJamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo Jimco ah magaalada Istanbul kula kulmay Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan.<\/p>\n<p>wakaaladda wararka ee SONNA.ayaa sheegtay in Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha Turkiga ay ka wadahadleen xoojinta xiriirja labada dal iyo sida looga qeybqaadan karo horumarka baenaamijyada wax ku oolka ah ee loogu adeegayo labada shacab.<\/p>\n<p>Madaxweynaha iyo wafdiga kale ee la socda waxay ka qeybgalayaan Shir Madaxeedka 3-aad ee Iskaashiga Turkiga iyo Afrika.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-464355 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/ef3.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"619\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/ef3.jpeg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/ef3-300x193.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/ef3-768x495.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/ef3-696x449.jpeg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/ef3-651x420.jpeg 651w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MadaxweynahaJamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo Jimco ah magaalada Istanbul kula kulmay Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan. wakaaladda wararka ee SONNA.ayaa sheegtay in Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha Turkiga ay ka wadahadleen xoojinta xiriirja labada dal iyo sida looga qeybqaadan karo horumarka baenaamijyada wax ku oolka ah ee loogu adeegayo labada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":464353,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-464351","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/464351","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=464351"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/464351\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":464358,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/464351\/revisions\/464358"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/464353"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=464351"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=464351"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=464351"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}