{"id":464337,"date":"2021-12-17T10:43:09","date_gmt":"2021-12-17T10:43:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=464337"},"modified":"2023-01-07T09:19:05","modified_gmt":"2023-01-07T09:19:05","slug":"galmudud-oo-sheegtay-in-la-joogo-waqtigii-wax-loo-qaban-lahaa-dadka-ku-barakacay-abaaraha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/galmudud-oo-sheegtay-in-la-joogo-waqtigii-wax-loo-qaban-lahaa-dadka-ku-barakacay-abaaraha\/","title":{"rendered":"\u00a0 Galmudud oo sheegtay in la joogo waqtigii wax loo qaban lahaa dadka ku barakacay abaaraha"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka\u00a0 Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa\u00a0 sheegay\u00a0 in\u00a0 la gaaray\u00a0\u00a0 xiliggii\u00a0 loo istaagi lahaa bad baadinta\u00a0 nafta\u00a0 bini aadamka marka loo eego halka ay marayaan abaaraha ka jira deegaanada maamulkaasi.<\/p>\n<p>Wasiirka wasaarada warfaafinta\u00a0 dhaqanka\u00a0 iyo dalxiiska\u00a0 Galmudug Axmed\u00a0 shire Falagle oo\u00a0 la hadlay warbaahinta qaranku xilli\u00a0 u dib\u00a0 ugu\u00a0 soo laabtay\u00a0 galkacyo\u00a0 kadib\u00a0 kormeer\u00a0 xog\u00a0 aruurinta\u00a0 ah ayaa sheegay in dhibaatooyin xagga nolosha ah ay ka jiraan deegaano\u00a0\u00a0 dhaca\u00a0 galbeedka\u00a0 gobalka mudug .<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in Hay&#8217;addaha\u00a0 gar\u00a0 gaarka\u00a0 qaarkood\u00a0 ay iyaguna\u00a0 wadaan kormeero\u00a0 ay\u00a0 ku\u00a0 sameeynayaan\u00a0 deegaanada\u00a0 gobalka\u00a0 qaarkood kuwaas\u00a0 oo u baahan\u00a0 wax qabad dhab ah.<\/p>\n<p>Wasiirka wasaarada warfaafinta\u00a0 dhaqanka\u00a0 iyo dalxiiska\u00a0 Galmudug Axmed\u00a0 shire Falagle waxa uu soo jeediyay\u00a0 in\u00a0 hay&#8217;addaha ay ka\u00a0 shaqeeyaan\u00a0 howlaha samafalka ee loogu adeegayo dadka ay saameeyeen abaaraha.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka\u00a0 Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa\u00a0 sheegay\u00a0 in\u00a0 la gaaray\u00a0\u00a0 xiliggii\u00a0 loo istaagi lahaa bad baadinta\u00a0 nafta\u00a0 bini aadamka marka loo eego halka ay marayaan abaaraha ka jira deegaanada maamulkaasi. Wasiirka wasaarada warfaafinta\u00a0 dhaqanka\u00a0 iyo dalxiiska\u00a0 Galmudug Axmed\u00a0 shire Falagle oo\u00a0 la hadlay warbaahinta qaranku xilli\u00a0 u dib\u00a0 ugu\u00a0 soo laabtay\u00a0 galkacyo\u00a0 kadib\u00a0 kormeer\u00a0 xog\u00a0 aruurinta\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":464339,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-464337","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/464337","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=464337"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/464337\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":464338,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/464337\/revisions\/464338"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/464339"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=464337"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=464337"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=464337"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}