{"id":464331,"date":"2021-12-17T09:02:52","date_gmt":"2021-12-17T09:02:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=464331"},"modified":"2023-01-07T09:19:05","modified_gmt":"2023-01-07T09:19:05","slug":"doorashada-xildhibaanada-soomaaliland-oo-berri-ka-bilaabaneysa-muqdishon","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/doorashada-xildhibaanada-soomaaliland-oo-berri-ka-bilaabaneysa-muqdishon\/","title":{"rendered":"Doorashada xildhibaanada Soomaaliland oo berri ka bilaabaneysa Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Guddiga Doorashada Xildhibaanada Labada Aqal ee\u00a0 Somaliland ayaa shaaciyay in maalinta barito ah ay qaban doonaan doorashada kuraasta tirsigoodu yahay HOP#262 HOP#229 HOP#254 &amp; HOP#255.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa ku booriyay Goobjagayaasha iyo warbaahinta daneyneysa in ay xaadiraan dorashada oo ay isasoo diiwaangaliyaan illaa maanta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga Doorashada Xildhibaanada Labada Aqal ee\u00a0 Somaliland ayaa shaaciyay in maalinta barito ah ay qaban doonaan doorashada kuraasta tirsigoodu yahay HOP#262 HOP#229 HOP#254 &amp; HOP#255. Guddiga ayaa ku booriyay Goobjagayaasha iyo warbaahinta daneyneysa in ay xaadiraan dorashada oo ay isasoo diiwaangaliyaan illaa maanta.<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":464332,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-464331","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/464331","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=464331"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/464331\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":464334,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/464331\/revisions\/464334"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/464332"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=464331"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=464331"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=464331"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}