{"id":464317,"date":"2021-12-17T06:19:01","date_gmt":"2021-12-17T06:19:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=464317"},"modified":"2023-01-07T09:19:05","modified_gmt":"2023-01-07T09:19:05","slug":"wasiirka-cadaaladda-xfs-iyo-saraakiil-kale-oo-xarigga-ka-jaray-dayactir-lagu-sameeyay-xarunta-baarista","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-cadaaladda-xfs-iyo-saraakiil-kale-oo-xarigga-ka-jaray-dayactir-lagu-sameeyay-xarunta-baarista\/","title":{"rendered":"Wasiirka Cadaaladda XFS iyo Saraakiil kale oo xarigga ka jaray dayactir lagu sameeyay xarunta baarista"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaarada Cadaalada, Cabdiqaadir Maxamuud Jaamaca iyo madax ka socotay maamulka Ciidanka Nabad Sugida iyo Maxkamada Ciidamada Qaladbka Sida ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray dib u dhis lagu sameeyay Xarunta Baarista Sirdoonka ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wasiirka waxaa munaasabadda xarigga looga jaraayey xaruntaasi \u00a0kala qeybgalay Taliyaha Ciidanka Nabad Sugida Yaasiin Farey iyo Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qaladbka Sida Xasan Cali Nuur Shuute.<\/p>\n<p>Dayactirka Xarunta Baarista oo socday muddo kooban,waxaa lagu guleystay in Xarunta Baarista Sirdoonka loo dhiso hab casri ah oo horumarsan.<\/p>\n<p>Sidoo kale,xaruntaasi waxaa loo dhameystiray adeegyada lagama maarmaanka u ah maxaabiista ,iyadoo loo sameeyay qalabeyn la mid ah kuwa xarumaha caalamiga ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaarada Cadaalada, Cabdiqaadir Maxamuud Jaamaca iyo madax ka socotay maamulka Ciidanka Nabad Sugida iyo Maxkamada Ciidamada Qaladbka Sida ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray dib u dhis lagu sameeyay Xarunta Baarista Sirdoonka ee Magaalada Muqdisho. Wasiirka waxaa munaasabadda xarigga looga jaraayey xaruntaasi \u00a0kala qeybgalay Taliyaha Ciidanka Nabad Sugida Yaasiin Farey iyo Guddoomiyaha Maxkamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":464319,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-464317","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/464317","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=464317"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/464317\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":464324,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/464317\/revisions\/464324"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/464319"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=464317"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=464317"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=464317"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}