{"id":463911,"date":"2021-12-14T09:56:05","date_gmt":"2021-12-14T09:56:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=463911"},"modified":"2021-12-14T10:04:08","modified_gmt":"2021-12-14T10:04:08","slug":"soomaaliya-iyo-finland-oo-kala-saxiixday-heshiis-waxbarasho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-finland-oo-kala-saxiixday-heshiis-waxbarasho\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Finland oo kala saxiixday heshiis waxbarasho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Waxbarashadda Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Eng Cabdullaahi Abuukar Xaaji iyo Safiirka dowladda Finland ee Soomaaliya Marwo; Johanna Jokinen ayaa kala saxiixday heshiis ku kacaya \u20ac7.65 Millions Euro oo u dhiganta $8.64 millions\u00a0 Dollars, kaasi oo lagu taageeraayo horumarinta adeegyada Waxbarashada Caruurta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wasiirka Waxbarashadda oo munaasabada hadal ka jeediyay ayaa ku amaanay dowladda Finland doorka wanaagsan ee ay ka qaateen horumarinta Waxbarashada Soomaaliya iyo wada shaqeynta wanaagsan ee kala dhaxeysa Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya, asiga oo sheegay in heshiisyada noocaani oo kale ah ay fursad siineyaan Caruurta ka maqan goobaha Waxbarashada, sidoo kalana ay kaalin geysanayaan tayeynta Wxbarashada dalka.<\/p>\n<p>Wasaaradda Waxbarashadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya iyo Hey\u2019adda UNICEF ayaa deeqdaan lacageed siwadajira mashaariicda loogu tala galay ugu fulin doona guud ahaan dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-463915 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/HESHIIS-3.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"635\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/HESHIIS-3.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/HESHIIS-3-300x198.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/HESHIIS-3-768x508.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/HESHIIS-3-696x460.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/HESHIIS-3-635x420.jpg 635w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-463916 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/HESHIIS-4.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"663\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/HESHIIS-4.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/HESHIIS-4-300x194.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/HESHIIS-4-768x497.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/HESHIIS-4-696x451.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/HESHIIS-4-649x420.jpg 649w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-463917 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/HESHIIS-5.jpg\" alt=\"\" width=\"714\" height=\"1265\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/HESHIIS-5.jpg 578w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/HESHIIS-5-169x300.jpg 169w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/HESHIIS-5-237x420.jpg 237w\" sizes=\"auto, (max-width: 714px) 100vw, 714px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Waxbarashadda Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Eng Cabdullaahi Abuukar Xaaji iyo Safiirka dowladda Finland ee Soomaaliya Marwo; Johanna Jokinen ayaa kala saxiixday heshiis ku kacaya \u20ac7.65 Millions Euro oo u dhiganta $8.64 millions\u00a0 Dollars, kaasi oo lagu taageeraayo horumarinta adeegyada Waxbarashada Caruurta Soomaaliyeed. Wasiirka Waxbarashadda oo munaasabada hadal ka jeediyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":463921,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-463911","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463911","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=463911"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463911\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":463918,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463911\/revisions\/463918"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/463921"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=463911"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=463911"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=463911"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}