{"id":463678,"date":"2021-12-11T16:10:54","date_gmt":"2021-12-11T16:10:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=463678"},"modified":"2021-12-11T18:09:22","modified_gmt":"2021-12-11T18:09:22","slug":"safaaradda-soomaaliya-ee-mareykanka-oo-qaramada-midoobe-kaga-warbixisay-xaaladda-abaaraha-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safaaradda-soomaaliya-ee-mareykanka-oo-qaramada-midoobe-kaga-warbixisay-xaaladda-abaaraha-dalka\/","title":{"rendered":"Safaaradda Soomaaliya ee Mareykanka oo Qaramada Midoobe kaga warbixisay xaaladda Abaaraha dalka"},"content":{"rendered":"<p><strong>SONNA<\/strong> <strong>(MUQDISHO)<\/strong>&#8211; Xoghayaha Koowaad ee Ergada Soomaaliya u fadhisa xarrunta Qaramada Midoobay ee Newyork Maxamed Cabdiraxmaan Cumar oo ka qeyb galayay Dood loogga arinsanayay gargaarka arimaha Bini&#8217;aadannimo iyo Musiibooyinka oo ay soo qaban-qaabisay Qaramada Midoobe ayaa ka warbixiyay xaaladda Abaaraha ee dalka iyo dedaalada ay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ugu jirto taakuleynta dadka ay abaaruhu saameeyeen.<\/p>\n<p>Xoghayaha Koowaad oo ka waramayay shirka uu ka qeyb galay ayaa yiri &#8220;Waxaan warbixin ka siinnay xaaladda Soomaaliya ee hadda iyo baahida loo qabo in laga wada shaqeeyo sidii xal waara loogu heli lahaa dhibaatooyinkaas bini&#8217;aadannimo ee hadda taagan.&#8221;<\/p>\n<p>Sidoo kale Maxamed Cabdiraxmaan Cumar ayaa u mahadceliyay guddiga Abaaraha ee Heer Qaran oo dedaal badan ku bixiyay sidii loo kaalmeyn lahaa dadka ay abaaruhu saameeyeen iyo Madaxweynaha JFS iyo Ra&#8217;iisul wasaaraha Dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SONNA (MUQDISHO)&#8211; Xoghayaha Koowaad ee Ergada Soomaaliya u fadhisa xarrunta Qaramada Midoobay ee Newyork Maxamed Cabdiraxmaan Cumar oo ka qeyb galayay Dood loogga arinsanayay gargaarka arimaha Bini&#8217;aadannimo iyo Musiibooyinka oo ay soo qaban-qaabisay Qaramada Midoobe ayaa ka warbixiyay xaaladda Abaaraha ee dalka iyo dedaalada ay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ugu jirto taakuleynta dadka ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":34,"featured_media":463679,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-463678","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463678","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/34"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=463678"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463678\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":463682,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463678\/revisions\/463682"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/463679"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=463678"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=463678"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=463678"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}