{"id":463628,"date":"2021-12-11T07:22:17","date_gmt":"2021-12-11T07:22:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=463628"},"modified":"2023-01-07T09:19:05","modified_gmt":"2023-01-07T09:19:05","slug":"dalalka-bixiya-deeqaha-oo-isku-raacay-in-loo-gurmado-afganistaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dalalka-bixiya-deeqaha-oo-isku-raacay-in-loo-gurmado-afganistaan\/","title":{"rendered":"Dalalka bixiya deeqaha oo isku raacay in loo gurmado Afganistaan"},"content":{"rendered":"<p>Dalalka bixiya deeqaha ayaa ku heshiiyey in lacag gaareysa 280-milyan oo doolar lagu wareejiyo hey\u2019adaha (WFP) iyo UNICEF si loogu taageero wax ka qabashada macaluusha iyo dhaqaale xumida ka jirta Dalka Afgaanistaan .<\/p>\n<p>Lacagtaan ayaa ujeedadeedu tahay in lagu taageero barnaamijyada haqab-beelka cuntada iyo caafimaadka ee dadka Afgaanistaan,maadaama ay jirto dhibaato dhaqaale iyo mid bini&#8217;aadantinimo.<\/p>\n<p>Bangiga Adduunka ayaa sheegay in lacag gaareysa $180-milyan lagu wreejinaayo hey\u2019adda WFP si kor loogu qaado haqab-beelka cuntada iyo hawlaha nafaqeynta halka $100-milyan la siinayo \u00a0UNICEF si ay u bixiso adeegyada caafimaadka ee muhiimka ah,sida ay lagu sheegay bayaan ka soo baxay \u00a0bangiga maalinimadii shalay.<\/p>\n<p>\u200b\u200bQaramada Midoobay ayaa ka digtay in \u200b\u200b23 milyan oo ruux ay wajahayaan heerar aad u daran oo gaajo ah, halka dad gaaraya \u200b\u200bsagaal milyan ay halis ugu jiraan macaluul.<\/p>\n<p>Mareykanka iyo deeq bixiyayaasha kale ayaa jaray kaalmadii dhaqaale ee la siin jiray Afgaanistaan,ka dib markii talada dalkaasi ay la wareegeen Taalibaan,waxaana sidoo kale la xayiray in ka badan $9-bilyan oo ah hantida lacagta adag ee dalkaas.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dalalka bixiya deeqaha ayaa ku heshiiyey in lacag gaareysa 280-milyan oo doolar lagu wareejiyo hey\u2019adaha (WFP) iyo UNICEF si loogu taageero wax ka qabashada macaluusha iyo dhaqaale xumida ka jirta Dalka Afgaanistaan . Lacagtaan ayaa ujeedadeedu tahay in lagu taageero barnaamijyada haqab-beelka cuntada iyo caafimaadka ee dadka Afgaanistaan,maadaama ay jirto dhibaato dhaqaale iyo mid bini&#8217;aadantinimo. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":463642,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-463628","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463628","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=463628"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463628\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":463645,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463628\/revisions\/463645"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/463642"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=463628"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=463628"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=463628"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}