{"id":463612,"date":"2021-12-10T16:22:49","date_gmt":"2021-12-10T16:22:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=463612"},"modified":"2021-12-10T16:22:49","modified_gmt":"2021-12-10T16:22:49","slug":"wasiirka-caafimaadka-oo-ka-warbixisay-xaaladihii-ugu-dambeeyay-covid-19-ee-dalka-18","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caafimaadka-oo-ka-warbixisay-xaaladihii-ugu-dambeeyay-covid-19-ee-dalka-18\/","title":{"rendered":"Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka"},"content":{"rendered":"<p dir=\"ltr\"><u>Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda <\/u>Caafimaadka Soomaaliya ayaa xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in asbuucii u dambeeyay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 4,792, \u00a0balse la diiwaan geliyay 23 xaalado cusub oo COVID-19 ah, kuwaas oo laga diiwaangeliyay Muqdisho iyo Gobolada dalka.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Dadka Cudurka laga helay ayaa waxaa ay kala joogaan, Puntland 10 Ruux, Gobolka Banaadir 6 qof, jubbaland 4 Ruux iyo Soomaaliland oo laga diiwaangeliyay min\u00a0 3 Ruux.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Sidoo kale War kasoo baxay Wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegay in dadka cudurka laga helay ay kala yihiin\u00a0 13 Rag ah iyo 1o Dumar ah, halka cudurka ay u geeriyoodeen 2 Ruux degaannada Somaliland, iyada oo ay ka bogsadeen 492<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Guud ahaan Cudurka safmareenka ah ee COVID-19 ayaa waxaa Soomaaliya laga diiwaangeliyay 12,817 xaaladood oo bogsasho ah 1,333 dhimasho ah, halka ay ka bogsadeen 12,817, kuwaas oo ku sugan Magaalada Muqdisho iyo Gobolada dalka.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa bulshada ka codsatay inay qaataan talooyinka caafimaad ee laga helayo khuburada caafimaadka ku takhasusay iyo wacyi gelinta kale ee bulshada lagu ogeysiinayo khatarta cudurkaan uu dadka ku keeni karo, maadaama uu markale soo labo kacleeyay halista cudurka COVID-19, ayna ku dadaalaan qaadashada talaalka cudurka.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Tirada asbuucii\u00a0 u dambeeyay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 4,792<br \/>\no Laga Helay: 23<br \/>\no Puntland: 10<br \/>\no Banadir: 6<br \/>\no Jubbaland: 4<br \/>\no Somaliland: 3<\/p>\n<p dir=\"ltr\">o Lab: 13<br \/>\no Dhedig: 10<br \/>\no Bogsashada: 492<br \/>\no Dhimasho: 2 (Somaliland:2)<br \/>\nTirada Guud ee Laga Helay: 23,074<br \/>\nBogsashada Guud: 12,817<br \/>\nDhimashada Guud: 1,333<\/p>\n<p dir=\"ltr\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-463613\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1639138782671-1200x630-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"630\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1639138782671-1200x630-1.jpg 1200w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1639138782671-1200x630-1-300x158.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1639138782671-1200x630-1-1024x538.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1639138782671-1200x630-1-768x403.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1639138782671-1200x630-1-696x365.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1639138782671-1200x630-1-1068x561.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/FB_IMG_1639138782671-1200x630-1-800x420.jpg 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in asbuucii u dambeeyay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 4,792, \u00a0balse la diiwaan geliyay 23 xaalado cusub oo COVID-19 ah, kuwaas oo laga diiwaangeliyay Muqdisho iyo Gobolada dalka. Dadka Cudurka laga helay ayaa waxaa ay kala joogaan, Puntland 10 Ruux, Gobolka Banaadir 6 qof, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":463613,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-463612","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463612","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=463612"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463612\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":463614,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463612\/revisions\/463614"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/463613"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=463612"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=463612"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=463612"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}