{"id":463602,"date":"2021-12-10T09:17:27","date_gmt":"2021-12-10T09:17:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=463602"},"modified":"2023-01-07T09:19:05","modified_gmt":"2023-01-07T09:19:05","slug":"wasiirka-cadaaladda-xfs-oo-ka-warbixiyay-howlaha-baaxadda-leh-ee-ay-u-qabtaan-bulshada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-cadaaladda-xfs-oo-ka-warbixiyay-howlaha-baaxadda-leh-ee-ay-u-qabtaan-bulshada\/","title":{"rendered":"Wasiirka Cadaaladda XFS oo ka warbixiyay howlaha baaxadda leh ee ay u qabtaan bulshada"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda XFS, mudane C\/qaadir Maxamed Nuur oo manta ka qeybgalay Barnaamijka Kulanka Todobaadka ee warbaahinta qaranka ayaa sheegay in wasaarad ahaan ay ku guuleysteen arrimo badan oo xal u ah horumarinta nidaamka guud ee hagaya garsoorka iyo maxkamadaha dalka.<\/p>\n<p>Mudane C\/qaadir Maxamed Nuur ayaa xusay in la dhameystiray dhismaha gudiyada la dagaalanka musuqmaasuqa iyo dhismaha he\u201dyadaha darsoorka,wuxuuna intaa raaciyay in ay si joogto ah u socdaan wacyigalinta heyadaha u xilsaaran adeegyada garsoorka .<\/p>\n<p>Wasiirka,waxa uu caddeeyay in la diyaariyay Sharciga hannaanka federaalka , iyadoo lala kaashanaayo maamulada dowlad goboleedyada,<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda XFS, mudane C\/qaadir Maxamed Nuur waxa uu ugu dambeyntii qiray in ay jiraan kalsooni u dhaxeysa shacabka iyo dowladda,sidaa daraadeed,waxa uu codsaday in dowladda gacan lagu siiyo howlaha ay u hayaan bulshada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda XFS, mudane C\/qaadir Maxamed Nuur oo manta ka qeybgalay Barnaamijka Kulanka Todobaadka ee warbaahinta qaranka ayaa sheegay in wasaarad ahaan ay ku guuleysteen arrimo badan oo xal u ah horumarinta nidaamka guud ee hagaya garsoorka iyo maxkamadaha dalka. Mudane C\/qaadir Maxamed Nuur ayaa xusay in la dhameystiray dhismaha gudiyada la dagaalanka musuqmaasuqa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":463605,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-463602","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463602","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=463602"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463602\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":463604,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463602\/revisions\/463604"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/463605"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=463602"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=463602"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=463602"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}