{"id":463588,"date":"2021-12-10T06:51:32","date_gmt":"2021-12-10T06:51:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=463588"},"modified":"2023-01-07T09:19:05","modified_gmt":"2023-01-07T09:19:05","slug":"madaxda-dalka-nikaragwa-oo-jaray-xiriirkii-diblomaasi-ee-ay-la-lahaayeen-taiwan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxda-dalka-nikaragwa-oo-jaray-xiriirkii-diblomaasi-ee-ay-la-lahaayeen-taiwan\/","title":{"rendered":"Nicaragua oo jartay xiriirkiiTaiwan,isbaheysina la sameysatay Shiinaha"},"content":{"rendered":"<p>Madaxda Dalka Nicaragua ayaa jartay xiriirkii \u00a0diblomaasi ee ay la lahaayeen maamulka Jamhuuriyadda ismagacaawday ee Taywan ,iyagoo isbaheysi la sameystay dowladda Shiinaha.<\/p>\n<p>Hadal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalkaasi ayaa lagu sheegay in Nikaragwa iyo dunida kaleba ay aqoonsan yihiin \u00a0hal dal oo la yiraahdo Shiinaha.<\/p>\n<p>&#8220;Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha waa dowladda kaliya ee sharciga ah ee matasha dhammaan Shiinaha,Taywanna waa qayb aan laga maarmi karin oo ka mid ah dhulka Shiinaha\u201dayaa lagu yiri warkaasi ka soo baxay arrimaha dibadda.<\/p>\n<p>Zhang Jun, oo ah wakiilka joogtada ah ee Shiinaha u fadhiya Qaramada Midoobay, ayaa soo dhaweeyay tallaabadaasi ay ku dhaqaaqeen dalka Mikaragwa.<\/p>\n<p>Jamhuuriyadda Taywan ayaa horay uga go\u2019day dalweynaha Shiinaha,waxayna isbaheysi la leedahay dalal uu ka md yahay Mareykanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxda Dalka Nicaragua ayaa jartay xiriirkii \u00a0diblomaasi ee ay la lahaayeen maamulka Jamhuuriyadda ismagacaawday ee Taywan ,iyagoo isbaheysi la sameystay dowladda Shiinaha. Hadal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalkaasi ayaa lagu sheegay in Nikaragwa iyo dunida kaleba ay aqoonsan yihiin \u00a0hal dal oo la yiraahdo Shiinaha. &#8220;Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha waa dowladda kaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":463590,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-463588","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463588","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=463588"}],"version-history":[{"count":9,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463588\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":463601,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463588\/revisions\/463601"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/463590"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=463588"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=463588"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=463588"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}