{"id":463529,"date":"2021-12-09T11:02:36","date_gmt":"2021-12-09T11:02:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=463529"},"modified":"2021-12-09T11:03:08","modified_gmt":"2021-12-09T11:03:08","slug":"maxkmadda-ciidamada-qalabka-sida-oo-maanta-ku-dhawaaqday-xukunka-askari-horay-u-dilay-labo-qof-oo-rayid-ahaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkmadda-ciidamada-qalabka-sida-oo-maanta-ku-dhawaaqday-xukunka-askari-horay-u-dilay-labo-qof-oo-rayid-ahaa\/","title":{"rendered":"Maxkmadda Ciidamada qalabka sida oo maanta ku dhawaaqday xukunka Askari horay u dilay labo qof oo rayid ahaa"},"content":{"rendered":"<p>Balad-xaawo-(SONNA)-Gaashanle; Maxamed amiin Cabdulle Aadan, Guddomiyaha maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida qeybta 27-aad ayaa kudhawaaqay xukunka eedeysane dable NISA, Maxamed Cali Xuseen oo 23 Novembar ee Sanadkan dil argagax leh ka geystay magaalada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Gacan ku dhiigle Maxamed Cali, ayaa bil ka hor toogasho ku dilay Allaha u naxariistee, Sakariye Axmed Gaarane iyo Axmed Sharma\u2019 arke Cabdulle oo kusugnaa garoonka kubadda cagta ee degmada Balad xaawo ee Gobalka Gedo.<\/p>\n<p>Guddomiyaha maxkamadda, ayaa soo bandhigay baaritaanno iyo xogta marqaatiyaasha goob-joogga ka ahaa dhacdadaasi, wuxuuna dood dheer ka dib ku xukumay qisaasta labada marxuum oo ah dil, isagoo sheegay inay u furan tahay cid kasta oo racfaan ka qaadanaysa kiiskan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Balad-xaawo-(SONNA)-Gaashanle; Maxamed amiin Cabdulle Aadan, Guddomiyaha maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida qeybta 27-aad ayaa kudhawaaqay xukunka eedeysane dable NISA, Maxamed Cali Xuseen oo 23 Novembar ee Sanadkan dil argagax leh ka geystay magaalada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo. Gacan ku dhiigle Maxamed Cali, ayaa bil ka hor toogasho ku dilay Allaha u naxariistee, Sakariye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":463530,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-463529","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463529","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=463529"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463529\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":463532,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463529\/revisions\/463532"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/463530"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=463529"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=463529"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=463529"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}