{"id":463503,"date":"2021-12-09T04:57:41","date_gmt":"2021-12-09T04:57:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=463503"},"modified":"2021-12-09T05:00:28","modified_gmt":"2021-12-09T05:00:28","slug":"wasiirka-waxbarashada-oo-qaahira-uga-qeyb-galay-shirka-14-aad-ee-ururka-dowladdaha-islaamka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-waxbarashada-oo-qaahira-uga-qeyb-galay-shirka-14-aad-ee-ururka-dowladdaha-islaamka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Waxbarashada oo Qaahira uga qeyb galay shirka 14-aad ee Ururka Dowladdaha Islaamka"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare XFS Mudane, Cabdullaahi Abuukar Xaaji iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Magaalada Qaahiro kaga qeybgalay shirka 14-aad ee ururka Waxbarashada hiddaha iyo Cilmiga u qaabilsan waddamada Islaamka ee loo-soo gaabiyo (ICESCO), kaasi oo Magaalada Qaahira ka furay Madaxwaynaha Dalka Masar mudane Cabdifitaax Alsiis.<\/p>\n<p>Wasiirka Waxbarashada Eng Cabdullahi Carab oo warbixin ka siiyay ururka (ICESCO), horumarada Waxbarashada, Hiddaha, Cilmi baarista dalka, ayaa u sheegay in Waxbarashada Soomaaliya ay sameyneysay xaalad soo kabasho ah sidoo kalana dowladda ay hiigsaneyso in ay horumariso Waxbarashada iyo Cilmi-baarista.<\/p>\n<p>Wasiirka Waxbarashada iyo wafdigiisa ayaa inta ay joogaan magaalada Qaahira ee dalka Masar waxaa ay la kulmi doonaan dhigagooda Wasaaradda Waxbarashada Dalka Masar iyo madax kala duwan oo ka socda Wadamada Islaamka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-463506 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/WAXBARASHO-1.jpg\" alt=\"\" width=\"721\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/WAXBARASHO-1.jpg 721w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/WAXBARASHO-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/WAXBARASHO-1-696x463.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/WAXBARASHO-1-631x420.jpg 631w\" sizes=\"auto, (max-width: 721px) 100vw, 721px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-463507 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/WAXBARASHO-2.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/WAXBARASHO-2.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/WAXBARASHO-2-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/WAXBARASHO-2-696x522.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/WAXBARASHO-2-560x420.jpg 560w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/WAXBARASHO-2-80x60.jpg 80w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/WAXBARASHO-2-265x198.jpg 265w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-463508 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/WAXBARASHO-12-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"630\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/WAXBARASHO-12-1.jpg 1200w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/WAXBARASHO-12-1-300x158.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/WAXBARASHO-12-1-1024x538.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/WAXBARASHO-12-1-768x403.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/WAXBARASHO-12-1-696x365.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/WAXBARASHO-12-1-1068x561.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/WAXBARASHO-12-1-800x420.jpg 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare XFS Mudane, Cabdullaahi Abuukar Xaaji iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Magaalada Qaahiro kaga qeybgalay shirka 14-aad ee ururka Waxbarashada hiddaha iyo Cilmiga u qaabilsan waddamada Islaamka ee loo-soo gaabiyo (ICESCO), kaasi oo Magaalada Qaahira ka furay Madaxwaynaha Dalka Masar mudane Cabdifitaax Alsiis. Wasiirka Waxbarashada Eng Cabdullahi Carab oo warbixin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":463504,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-463503","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463503","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=463503"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463503\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":463510,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463503\/revisions\/463510"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/463504"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=463503"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=463503"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=463503"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}