{"id":463426,"date":"2021-12-08T08:45:35","date_gmt":"2021-12-08T08:45:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=463426"},"modified":"2021-12-08T08:48:11","modified_gmt":"2021-12-08T08:48:11","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-xfs-oo-kulan-la-yeeshay-golaha-nabadda-iyo-amniga-ee-midowga-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-xfs-oo-kulan-la-yeeshay-golaha-nabadda-iyo-amniga-ee-midowga-afrika\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la yeeshay golaha nabadda iyo amniga ee Midowga Afrika"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji,\u00a0 ayaa ka qeyb galay\u00a0 kulan ay yeesheen Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika.<\/p>\n<p>Kulanka oo ku qabsoomay Aaladda Fogaan aragga ee (Zoom-ka)\u00a0 ayaa looga hadlay Qorshaha ay Dowladda Soomaaliya kula wareegi lahayd Amniga Dalka iyo qorshaha bixitaanka Ciidamda Amisom, iyo sidokale hanaannkii \u00a0Ciidamada Xoogga Dalka \u00a0ay u Hoggaamin lahaayeen Howlgalada ka dhanka Argagixisadda.<\/p>\n<p>Wasiirka Gaashaandhigga XFS, \u00a0Xasan Xuseen Xaaji ayaa tilmaamay in Dowladda Fedaraalka Soomaaliya, ay dadaal Xoog leh galisay Tababaridda iyo Tayeynta Ciidanka Xoogga Dalka, isla markaana ay ka go\u2019antahay Xaqiijinta Amniga guud ee Dalka.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa daba Socaday kulamo Midowga Africa iyo Dowladda Fedaraalka Soomaaliya, ay ka yeelanayeen Xaalada Kala Guur Ciidanka oo Qorsheheedda Mudo Soo Socday.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-463429 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/GAASHAAN-DHIGGA-2.jpg\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"630\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/GAASHAAN-DHIGGA-2.jpg 1200w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/GAASHAAN-DHIGGA-2-300x158.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/GAASHAAN-DHIGGA-2-1024x538.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/GAASHAAN-DHIGGA-2-768x403.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/GAASHAAN-DHIGGA-2-696x365.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/GAASHAAN-DHIGGA-2-1068x561.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/GAASHAAN-DHIGGA-2-800x420.jpg 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-463430 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/GAASHAAN-DHIGGA.jpg\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"630\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/GAASHAAN-DHIGGA.jpg 1200w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/GAASHAAN-DHIGGA-300x158.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/GAASHAAN-DHIGGA-1024x538.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/GAASHAAN-DHIGGA-768x403.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/GAASHAAN-DHIGGA-696x365.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/GAASHAAN-DHIGGA-1068x561.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/GAASHAAN-DHIGGA-800x420.jpg 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-463431 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/GAASHAAN-DHIGGA1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"630\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/GAASHAAN-DHIGGA1-1.jpg 1200w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/GAASHAAN-DHIGGA1-1-300x158.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/GAASHAAN-DHIGGA1-1-1024x538.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/GAASHAAN-DHIGGA1-1-768x403.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/GAASHAAN-DHIGGA1-1-696x365.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/GAASHAAN-DHIGGA1-1-1068x561.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/GAASHAAN-DHIGGA1-1-800x420.jpg 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji,\u00a0 ayaa ka qeyb galay\u00a0 kulan ay yeesheen Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika. Kulanka oo ku qabsoomay Aaladda Fogaan aragga ee (Zoom-ka)\u00a0 ayaa looga hadlay Qorshaha ay Dowladda Soomaaliya kula wareegi lahayd Amniga Dalka iyo qorshaha bixitaanka Ciidamda Amisom, iyo sidokale hanaannkii \u00a0Ciidamada Xoogga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":463427,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-463426","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463426","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=463426"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463426\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":463433,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463426\/revisions\/463433"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/463427"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=463426"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=463426"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=463426"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}