{"id":463423,"date":"2021-12-08T08:40:38","date_gmt":"2021-12-08T08:40:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=463423"},"modified":"2021-12-08T08:40:38","modified_gmt":"2021-12-08T08:40:38","slug":"madaxda-wasaaradda-warfaafinta-xfs-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-maryan-cali-aayad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxda-wasaaradda-warfaafinta-xfs-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-maryan-cali-aayad\/","title":{"rendered":"Madaxda Wasaaradda warfaafinta XFS oo ka tacsiyeysay geerida Maryan Cali Aayad"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Warfaafinta XFS Senator Cusmaan Abokar Dubbe, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta XFS Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-caddaala ayaa ka tacsiyeeyay geerida naxdinta leh eek u timid AUN Maama, Maryan Cali Aayad oo manta ku geeriyootay Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa tacsi taa la mid ah diraya Agaasimaha Guud ee wasaaradda Warfaafinta , Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo dhammaan Agaasime waaxeedyada Wasaaradda, madaxqeybeedka iyo guud ahaan Shaqaalaha wasaaradda warfaafinta waxay tacsi u dirayaan ehelka iyo asxaabta Alle ha u naxariistee Maamo, Maryam Cali Aayad oo ka mid aheyd shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta.<\/p>\n<p>Maryan Cali ayaa ka tirsanayd Waaxda Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed muddo dheer, iyadoo saakay ku geeriyootay magaaladda Muqdisho.<\/p>\n<p>Rabbi jannadii fardowsa aheyd ha ka waraabiyo, dhamaan qoyskii iyo qaraabadii ay ka tagtay Samir iyo iimaan Rabbi ka siiyo, aamiin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Warfaafinta XFS Senator Cusmaan Abokar Dubbe, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta XFS Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-caddaala ayaa ka tacsiyeeyay geerida naxdinta leh eek u timid AUN Maama, Maryan Cali Aayad oo manta ku geeriyootay Magaalada Muqdisho. Sidoo kale waxaa tacsi taa la mid ah diraya Agaasimaha Guud ee wasaaradda Warfaafinta , Cabdullaahi Xayir Ducaale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":463424,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[11,94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-463423","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-dhaqanka","8":"category-gudaha","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463423","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=463423"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463423\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":463425,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463423\/revisions\/463425"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/463424"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=463423"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=463423"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=463423"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}