{"id":463402,"date":"2021-12-08T04:11:39","date_gmt":"2021-12-08T04:11:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=463402"},"modified":"2021-12-08T04:12:09","modified_gmt":"2021-12-08T04:12:09","slug":"wasiirka-xannaanada-xoolaha-xfs-oo-jabuuti-kaga-qeyb-galay-shir-looga-hadlayo-tayaynta-xoola-dhaqata","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-xannaanada-xoolaha-xfs-oo-jabuuti-kaga-qeyb-galay-shir-looga-hadlayo-tayaynta-xoola-dhaqata\/","title":{"rendered":"Wasiirka xannaanada xoolaha XFS oo Jabuuti kaga qeyb-galay shir looga hadlayo tayaynta xoola dhaqatada"},"content":{"rendered":"<div class=\"kvgmc6g5 cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Jabuuti-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta &amp; Daaqa DFS Xil. Maxamed Aadan Macalin (Somali) iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa kaga qeybgaly shir heer sare oo muhiim ah dalka Jabuuti.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Shirkaan oo ujeedkiisu ahaa sidii sare loogu qaadi lahaa in xoolaha iyo bulshada ku dhaqan kalasterka 4aad ee lamagac baxay DIKHIL ay ugu adkeysan lahaayeen abaaraha iyo musiibooyinka la xiriira,si xal waara loogu helo baahiyaha ballaaran ee xoolaha iyo dadka xoola dhaqatada ah sida Daaqa, Biyaha, Caafimaadka Xoolaha iyo adeegyada fayadhowrka.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Shirka ayaa sidoo kale waxaa looga hadalayey wax ka qabashada nabadda iyo xasilooni kuwada noolaashaha bulshooyinka xoola dhaqatada ah ee ku dhaqan xuduudaha saddexda dal ee ku bohoobay Kalasterka 4aad ee DIKHIL.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Shirkaan waxaa soo qabanqaabiyay Urur goboleedka IGAD waxaana ka soo qeyb galay Wasiirada Xanaanada Xoolaha ee dalalka Jabuuti, Itoobiya iyo Soomaaliya oo ku bohoobay kalasterka 4aad ee DIKHIL.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Shirkaan ayaa socday muddo laba maalin ah maalin heer farsama ah iyo maalin heer Wasiir.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Gabagabadii shirka ayaa waxaa la isla gaaray is afgarad u dhexeeya dalalka ku bohoobay Kalasterka 4aad ee DIKHIL iyo IGAD sidii mashruucaan loogu helilahaa taageero isla markaana la iskaga kaashan lahaa dhaqan galintiisa.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jabuuti-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta &amp; Daaqa DFS Xil. Maxamed Aadan Macalin (Somali) iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa kaga qeybgaly shir heer sare oo muhiim ah dalka Jabuuti. Shirkaan oo ujeedkiisu ahaa sidii sare loogu qaadi lahaa in xoolaha iyo bulshada ku dhaqan kalasterka 4aad ee lamagac baxay DIKHIL ay ugu adkeysan lahaayeen abaaraha iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":463403,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-463402","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463402","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=463402"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463402\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":463405,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463402\/revisions\/463405"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/463403"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=463402"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=463402"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=463402"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}