{"id":463177,"date":"2021-12-03T16:17:49","date_gmt":"2021-12-03T16:17:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=463177"},"modified":"2021-12-03T16:17:49","modified_gmt":"2021-12-03T16:17:49","slug":"madaxweynaha-galmudug-oo-saxiixay-miisaaniyadda-galmudug-2022","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-galmudug-oo-saxiixay-miisaaniyadda-galmudug-2022\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Galmudug oo saxiixay miisaaniyadda Galmudug 2022"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta saxiixay miisaaniyadda Dowladda Galmudug ee 2022.<\/p>\n<p>Miisaaniyadda Galmudug ee sanadka 2022 ayaa waxaa horey u ansixiyay Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Munaasabadda saxiixa Miisaaniyadda ayaa waxaa goobjoog ahaa Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Mudane Cali Dahir Ciid iyo Wasiirka Maaliyadda Galmudug Mudane Farxaan Cali.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta saxiixay miisaaniyadda Dowladda Galmudug ee 2022. Miisaaniyadda Galmudug ee sanadka 2022 ayaa waxaa horey u ansixiyay Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug. Munaasabadda saxiixa Miisaaniyadda ayaa waxaa goobjoog ahaa Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Mudane Cali Dahir Ciid iyo Wasiirka Maaliyadda Galmudug Mudane Farxaan Cali.<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":463178,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-463177","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463177","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=463177"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463177\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":463179,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463177\/revisions\/463179"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/463178"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=463177"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=463177"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=463177"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}