{"id":463158,"date":"2021-12-03T06:04:23","date_gmt":"2021-12-03T06:04:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=463158"},"modified":"2023-01-07T09:19:19","modified_gmt":"2023-01-07T09:19:19","slug":"safiirka-soomaaliya-ee-masar-oo-la-kulmay-saraakiil-ka-tirsan-ciidanka-xoogga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-masar-oo-la-kulmay-saraakiil-ka-tirsan-ciidanka-xoogga\/","title":{"rendered":"Safiirka Soomaaliya ee Masar oo la kulmay saraakiil ka tirsan ciidanka Xoogga"},"content":{"rendered":"<p>Safiirka JFS ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheekh Cumar ayaa xarunta safaaradda ee dalkaasi kula kulmay saraakiil uu hoggaaminaayey \u00a0Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Xoogga dalka Jeneraal Cabaas Amiin Cali.<\/p>\n<p>Kulankaasi waxaa dhinacyadaasi ay isku dhaafsadeen xaaladda dalka ,gaar ahaan kaalinta iyo doorka ciidamaa Xoogga kaga aadan horumarka dalka iyo sida ugu haboon ee loogu helo karo tababar iyo qalabeyn.<\/p>\n<p>Kulankaasi oo uu goobjoog ka ahaa u qeybsanaha Ciidamada ee Safaaradda Jeneraal Liibaan Alow Yarow ,waxaa kaloo ka qeybgalay Jeneraal Maxamed Sharmaan,Taliyaha Ciidanka Cirka Jeneraal Maxamuud Sheeq Cali iyo Gaashaanle sarre Axmed Maxamed Xasan .<\/p>\n<p>Saraakiishaasi ka socotay ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya,waxa ay ka mahadceliyeen sida diiran ee loogu soo dhoweeyay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Masar.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirka JFS ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheekh Cumar ayaa xarunta safaaradda ee dalkaasi kula kulmay saraakiil uu hoggaaminaayey \u00a0Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Xoogga dalka Jeneraal Cabaas Amiin Cali. Kulankaasi waxaa dhinacyadaasi ay isku dhaafsadeen xaaladda dalka ,gaar ahaan kaalinta iyo doorka ciidamaa Xoogga kaga aadan horumarka dalka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":463159,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-463158","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463158","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=463158"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463158\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":463162,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463158\/revisions\/463162"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/463159"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=463158"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=463158"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=463158"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}