{"id":463106,"date":"2021-12-02T11:36:28","date_gmt":"2021-12-02T11:36:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=463106"},"modified":"2023-01-07T09:19:19","modified_gmt":"2023-01-07T09:19:19","slug":"qaramada-midoobay-oo-codsatay-gargaar-biniaadanomo-oo-gaaraya-41-bilyan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qaramada-midoobay-oo-codsatay-gargaar-biniaadanomo-oo-gaaraya-41-bilyan\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobay oo codsatay gargaar bini\u2019aadanomo oo gaaraya 41-bilyan"},"content":{"rendered":"<p>Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in baahida loo qabo gargaar bini\u2019aadanimo ay gaari doonto heerkii ugu sarraysay sanadka soo socda,iyadoo masiibada, isbedelka cimilada iyo colaaduhu ay dad badan ku riixayaan in ay wajahaan xaalad macluul.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan bini\u2019aadantinimada ee OCHA ayaa maanta codsatay lacag dhan $41bn si loo caawiyo 183 milyan oo qof oo ah kuwo u baahan\u00a0 gargaar naf badbaadin ah.<\/p>\n<p>Martin Griffiths, madaxa OCHA, oo maanta qabtay shir jaraa\u2019id ayaa sheegay in dhibaatada cimiladu ay marka hore ku dhacaysaa dadka aadka ugu nugul dunida.<\/p>\n<p>\u201cColaado daba dheeraaday ayaa sii socda, xasillooni la&#8217;aantuna way ka sii dartay meelo badan oo adduunka ah, gaar ahaan Itoobiya, Myanmar iyo Afgaanistaan,\u201d ayuu yidhi Griffiths.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan bini\u2019aadantinimada ee OCHA \u00a0Sanadkii hore waxay codsatay lacag gaareysa $35bn oo wax loogu qabtay \u00a0dadka u baahnaa gargaar bini\u2019aadanimo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in baahida loo qabo gargaar bini\u2019aadanimo ay gaari doonto heerkii ugu sarraysay sanadka soo socda,iyadoo masiibada, isbedelka cimilada iyo colaaduhu ay dad badan ku riixayaan in ay wajahaan xaalad macluul. Hay\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan bini\u2019aadantinimada ee OCHA ayaa maanta codsatay lacag dhan $41bn si loo caawiyo 183 milyan oo qof [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":463108,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-463106","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463106","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=463106"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463106\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":463110,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463106\/revisions\/463110"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/463108"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=463106"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=463106"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=463106"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}