{"id":463083,"date":"2021-12-01T22:10:40","date_gmt":"2021-12-01T22:10:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=463083"},"modified":"2021-12-01T22:10:40","modified_gmt":"2021-12-01T22:10:40","slug":"nisa-ayaa-caawa-hawlgal-qorshaysan-ka-fulisay-caasimada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/nisa-ayaa-caawa-hawlgal-qorshaysan-ka-fulisay-caasimada-muqdisho\/","title":{"rendered":"NISA ayaa caawa hawlgal Qorshaysan ka fulisay Caasimada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-NISA ayaa caawa hawlgal Qorshaysan ka fulisay Caasimada Muqdisho.<\/p>\n<p>&#8220;Howlgal gaar ah ayaa caawa lagu beegsaday 15 sargaal oo Argagixisada Maafiyada ah ee Alshabaab u qaabilsanaa khalkhal-gelinta Amniga Caasimadda Muqdisho. Waxaana ku dhintay 12 kamid ah Argagixisada. Waa waajib qaran ilaalinta amniga iyo bedbaada umadda Soomaaliyeed&#8221; ayaa lagu yirri War qoraal ah oo ay hey&#8217;ada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-NISA ayaa caawa hawlgal Qorshaysan ka fulisay Caasimada Muqdisho. &#8220;Howlgal gaar ah ayaa caawa lagu beegsaday 15 sargaal oo Argagixisada Maafiyada ah ee Alshabaab u qaabilsanaa khalkhal-gelinta Amniga Caasimadda Muqdisho. Waxaana ku dhintay 12 kamid ah Argagixisada. Waa waajib qaran ilaalinta amniga iyo bedbaada umadda Soomaaliyeed&#8221; ayaa lagu yirri War qoraal ah oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":463084,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-463083","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463083","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=463083"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463083\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":463085,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/463083\/revisions\/463085"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/463084"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=463083"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=463083"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=463083"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}